11/07/2026
Fasaxa dugsigu waa fursad ee ha ka dhigin waqti lumis.
Dad badan waxay fasaxa ku dhammeeyaan hurdo, sheeko iyo madadaalo keliya marka dugsigu dib u furmo, waxay ogaadaan inay lumiyeen laba bilood oo ay ku baran kareen xirfad noloshooda beddeli lahayd.
Adiga dooro waddo ka duwan.
Ku baro xirfado casri ah oo suuqa shaqada maanta looga baahan yahay:
โ
Video Editing
โ
Graphic Design
โ
Artificial Intelligence (AI)
โ
Social Media Marketing
Laba bilood oo dadaal ah waxay noqon karaan bilowga mustaqbal cusub.
๐ Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir lambarka ka muuqda muuqaalka ama guji Link-ga WhatsApp-ka ee hoose.
Xirfad Maal Academy
Hal-ku-dhegeenu waa: Baro, Samee oo Samayn Yeelo.
โถ๏ธ Daawo muuqaalka la wadaag saaxiibbadaa kana tag faallo adigoo sheegaya xirfadda aad rabto inaad barato.