15/01/2025
3-DA TALAABO EE GUUSHA
==========================
3-Dan Talaabo Ku Hormarso Ganacisgaaga:
1️⃣ BARO MACMIILKAAGA: macmiilkaaga baahidiisa, wuxuu jecelyahay, wuxuu necebyahay inaad barato waxay xoojisaa xiriirka idin kadhexeeya iyo kalsoonida iyo xasiloonida agtaada uu ku dareemo.
2️⃣ JOOGTEYN & CUSBEYNEYSIIN LAHOW: Post-yadaada taxane ka dhig, joogtee laxiriirka macaamiisha, alaabaha cusub la socodsii, muddo walba casri cusub soo daji, ganacsigaaguna midka ugu horeeya ayuu noqon doonaa.
3️⃣ DABAGAL OO TAXLIILI DHAQ-DHAQAAQAAGA: talaabooyinkaaga ood lasocoto iyo kala shaandheynta dhibcaha ad ku fiicantahay iyo kuwa aad ku liidato waxay kugu caawisaa hormarinta xooga badan ee ganacsigaaga.
Anagana Upward Marketing Agency ahaan dhamaantoodaba waan kuu sameyn karnaa, hormarkaagana wan ka shaqeynaa, marwalbana midka 1aad ayaan suuqa kaa dhigaynaa. 💼
💬 Talaabadee ka bilaabi doontaa, nagu ogeysii hoos xaga comment-ga .
📈