20/03/2026
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Kanz Digital waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan macaamiisheena, saaxiibada ganacsiga, iyo umadda Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed. โจ๐
โWaxaan Alle uga baryaynaa inuu naga aqbalo acmaashii suubbanayd, ciiddanna ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo horumar, nabad iyo barwaaqo.
โCiid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antum Bikhayr! ๐น
โ