Faqa xuseen community

Faqa xuseen community So dhawaada

Inalillah wa ina ilaayhi Raajicuun. Allah ha u naxariisto wllkena Abdirahman Ahmed Abdi Cigalle , oo loo yaqiinay shidan...
10/05/2026

Inalillah wa ina ilaayhi Raajicuun.

Allah ha u naxariisto wllkena Abdirahman Ahmed Abdi Cigalle , oo loo yaqiinay shidane pio.

Waxaa saakay ciidanka dowlada ku dileen degmada Dayniile gaar ahaan siisii , waxuu kamid ahaa banaanbaxa yashii xaq u dirirka ahaa ee lagu laayay weerarkii lagu qaaday shacabka dhibataysnaa.

Samir iyo imaan Allah hanaga wada siiyo.
Soomali oo idil ayaad ka baxday , xaqaadana Allah haso ifiyo πŸ₯²πŸ€².

10/05/2026

Hambalyo Hambalyo.

Abdinasir daahir Ali iyo Marwadiisa Ayaan Mohudiin Abdi Guurkiina Allah ha idiin barakeeyo.

Dhaqma oo dhisma , Awlaad baariyana kala helaβ™₯️.

Hambalyo Gudomiye Garad Abdirisaq  .Sanad guuro wcn Gudomiyaha halo so Hambalyeeyo.
11/04/2026

Hambalyo Gudomiye Garad Abdirisaq .

Sanad guuro wcn Gudomiyaha halo so Hambalyeeyo.

Qaar kamida Ka sawirada ka qayb galayashii afur wadareedkii daguuro.Yaad ka aqoonsantay halkaan ?.
14/03/2026

Qaar kamida Ka sawirada ka qayb galayashii afur wadareedkii daguuro.

Yaad ka aqoonsantay halkaan ?.

Hablihii Geela laga bixin jiray πŸ’š.
14/03/2026

Hablihii Geela laga bixin jiray πŸ’š.

Hablihii codkarada ahaa ee xalay ka hadlay Afur wadareedkii daguuro .Waxee u dhasheen Faqa Xusein ( f-wanoow ).Bisharo M...
14/03/2026

Hablihii codkarada ahaa ee xalay ka hadlay Afur wadareedkii daguuro .

Waxee u dhasheen Faqa Xusein ( f-wanoow ).

Bisharo M Omar Nalka Hajji Guulaysta πŸ’š.

Alxamxullilaah. Waxaa ino qabsomay kualn qiima badan iskugu jira Afur wadareed iyo so dhawaynta korneylka iyo xildhibank...
10/03/2026

Alxamxullilaah.

Waxaa ino qabsomay kualn qiima badan iskugu jira Afur wadareed iyo so dhawaynta korneylka iyo xildhibanka Golaha deganka aan sanadkan helnay .

Kulanka waxa kaso qayb galay qaybo kamida dhalinyarada jilba culusta ah Ee reerka oo iskugu jira .

Corneal Emad Abdi Mo'alin tooxow, Agaamise Nucmaan Daahir Ali, Ganacsade , Ali Husein imaan , Ganacsade , Mohamed daajir Ali , Dr Ahmed Abdirizak yusuf , Agaasime Baashi Abdirahman , Garyaqaan Mohamed Hassan Al-fatih .xildhibaan Abdinasir daahir Ali

Engineero Yoonis Abdulahi Osman. Iyo dhamaan aqonyahanada reerka aan mid mid uso wada qaadan karin .

Sido kale kulanka waxaa nagala qayb qaatay Nabadone Abdi mo'alin tooxow iyo Nabadon Abdulle nuur mahadalle .

Isku dawa ridka Kulanka Gudomiyaha Dhalinyarada faqay wanoow Engineer Abdirizak Mohamed Abdulahi.

09/03/2026

Afur wadareed Taariikh galay .

Yaad ka aqoonsatay haldoorada Reerkaan u dhashay ?.

Nabadoon Abdi mo'alin tooxow iyo Nabadon Abdulle nuur mahadalle aad iyo aad ayaan idiinkaga mahadcelinaynaa sida quruxda...
09/03/2026

Nabadoon Abdi mo'alin tooxow iyo Nabadon Abdulle nuur mahadalle aad iyo aad ayaan idiinkaga mahadcelinaynaa sida quruxda badan aad u garab istaagsan tihiin dhalinyaradiina πŸ’šπŸ™.

Allah ha idiin sharfo.

Sawir kulmiyay Xildhibaano , Zarakiil ,Dhaqaatiir , Engineero, Ganacsato iyo macalimiin . Zharaf iyo karaamo Guulaysta q...
09/03/2026

Sawir kulmiyay Xildhibaano , Zarakiil ,Dhaqaatiir , Engineero, Ganacsato iyo macalimiin . Zharaf iyo karaamo Guulaysta qaraabo πŸ’šπŸ™.

Address

Muqdisho
Mogadishu
1

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faqa xuseen community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share