2H Creatives

2H Creatives Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 2H Creatives, Graphic designer, Mogadishu, Mogadishu.

2H Creatives waxa ay u heellan tahay inay siiso macaamiisheeda naqshado hal-abuur leh, tayo sare leh, oo casri ah, si ay kor ugu qaadaan sumaddooda una gaaraan yoolalkooda.

๐ŸŒ™ ๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ๐Ÿคฒูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ๐ŸŽ‰2H Creatives waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeyna...
19/03/2026

๐ŸŒ™ ๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ๐Ÿคฒ
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ๐ŸŽ‰

2H Creatives waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan bulshada ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ iyo guud ahaan ummadda ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ munaasabadda barakeysan ee ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น-๐—™๐—ถ๐—ฑ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii, iyo camalkii suubanaa ee aynu soo gudanay bisha Ramadaan. Ha inaga dhigo kuwo naxariis, midnimo, iyo walaaltinimo ku wada noolaada.

Ciiddaan Ciidkeeda kale ha nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo, iyo caafimaad.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป! ๐ŸŽ‰โœจMaanta waxaan si farxad leh ugu dabaaldegaynaa ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee ka soo wareegtay aas...
03/03/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป! ๐ŸŽ‰โœจ

Maanta waxaan si farxad leh ugu dabaaldegaynaa ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee ka soo wareegtay aasaaska shirkad ku taagan hal-abuur, tayo iyo naqshadeyn casri ah.

Hal sano oo dadaal, horumar iyo kalsooni macaamiil. Hal sano oo fikrado loo beddelay aragti muuqata. Hal sano oo astaan u noqotay xirfad iyo hufnaan.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiishii, saaxiibadii iyo cid kasta oo qayb ka noqotay safarkan quruxda badan. Taageeradiinnu waa dhiirrigelinta aan ku sii soconno!

Sanadkan cusub, waxaan ballanqaadaynaa hal-abuur ka sii weyn, adeeg ka sii tayo badan, iyo in aan sii xoojino sumcadda naqshadeynta.

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป .

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐ŸŒ™Waxaan dhammaan ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaa bilashada bi...
17/02/2026

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐ŸŒ™

Waxaan dhammaan ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, oo ah bishii naxariista iyo dambi-dhaafka.
Waxaan Alle ka rajaynaynaa inuu naga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta.

2H Creatives

๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€: Keydka Naqshadaha (Profile & Cover's) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.โ€‹Waxaan halkan idinkula wadaageynaa Keydka Shaqada (Posters) ee...
27/01/2026

๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€: Keydka Naqshadaha (Profile & Cover's) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.
โ€‹Waxaan halkan idinkula wadaageynaa Keydka Shaqada (Posters) ee aanu u diyaarinay macaamiisheena kala duwan sanadkii 2025. โ€‹Waxaan u taagannahay inaan fikradahaaga u beddelno naqshad casri ah oo indhaha soo jiidanaysa.
Haddii aad u baahan tahay in ganacsigaaga ama mashruucaaga loo sameeyo muuqaal leh tayo iyo ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต, nagala soo xiriir:
โ€‹๐Ÿ“ž WhatsApp: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿด๐Ÿฎ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
๐Ÿ“ง Email: ๐Ÿฎ๐—ต๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€.๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ@๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น.๐—ฐ๐—ผ๐—บ
๐ŸŒ Social Media: 2H Creatives .

โ€‹

2H Creatives keydka naqshadaha (logos) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.Waxaanu soo bandhigaynaa ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐—น๐—ผ๐—ด๐—ผ๐˜€) ee aanu u diyaarinay maca...
25/01/2026

2H Creatives keydka naqshadaha (logos) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.
Waxaanu soo bandhigaynaa ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐—น๐—ผ๐—ด๐—ผ๐˜€) ee aanu u diyaarinay macaamiisheena sanadkii ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, kuwaas oo ka tarjumaya ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต iyo naqshado casri ah.

Haddii aad u baahan tahay in ganacsigaaga uu yeesho aqoonsi muuqda oo leh hal-abuur heer sare ah, nagala soo xiriir:
โ€‹๐Ÿ“ž WhatsApp: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿด๐Ÿฎ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
๐Ÿ“ง Email: ๐Ÿฎ๐—ต๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€.๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ@๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น.๐—ฐ๐—ผ๐—บ
๐ŸŒ Social Media: @๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€

โ€‹

2H Creatives Keydka Naqshadaha (Posters) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.โ€‹Waxaan halkan idinkula wadaageynaa Keydka Shaqada (Posters) ee aanu u diy...
25/01/2026

2H Creatives Keydka Naqshadaha (Posters) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.
โ€‹Waxaan halkan idinkula wadaageynaa Keydka Shaqada (Posters) ee aanu u diyaarinay macaamiisheena kala duwan sanadkii 2025.
โ€‹waxaan u taagannahay inaan fikradahaaga u beddelno naqshad casri ah oo indhaha soo jiidanaysa. Haddii aad u baahan tahay in ganacsigaaga ama mashruucaaga loo sameeyo muuqaal leh tayo iyo ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต, nagala soo xiriir:
โ€‹๐Ÿ“ž WhatsApp: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿด๐Ÿฎ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
๐Ÿ“ง Email: ๐Ÿฎ๐—ต๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€.๐—ถ๐—ป๐—ณ๐—ผ@๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น.๐—ฐ๐—ผ๐—บ
๐ŸŒ Social Media: @๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€

โ€‹

Do you own a business but still donโ€™t have a proper brand identity ?Thatโ€™s not acceptable in todayโ€™s competitive market....
19/11/2025

Do you own a business but still donโ€™t have a proper brand identity ?
Thatโ€™s not acceptable in todayโ€™s competitive market.

๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ ๐—ถ๐˜€ ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜๐—ผ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฝ ๐˜†๐—ผ๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—ถ๐—น๐—ฑ ๐—ฎ ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐—ด, ๐—บ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ป, ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—บ๐—ฒ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ. ๐—™๐—ฟ๐—ผ๐—บ ๐—น๐—ผ๐—ด๐—ผ ๐—ฑ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐˜๐—ผ ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜๐—ฒ ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐˜๐˜†.

2H Creatives - "Hal-abuur Heer Sare ah."

Waan ku faraxsanahay inaan la shaqeyno ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐—œ๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€ Hoyga Sports-ka iyo Electronics-ka. Waxaan u naqshadeynay astaan (log...
12/10/2025

Waan ku faraxsanahay inaan la shaqeyno ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐—œ๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€ Hoyga Sports-ka iyo Electronics-ka.
Waxaan u naqshadeynay astaan (logo) dhammaystiran iyo aqoonsi u gaar ah.

๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ โ€“ โ€œ๐—›๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต.โ€
Haddii aad adiguna rabto in ganacsigaaga uu yeesho aqoonsi muuqda oo soo jiidasho leh, na soo gaadh maantaba.

JUMCA MUBARAK ๐Ÿ“ฟ 2H Creatives  :- "  ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐’๐š๐ซ๐ž ๐š๐ก "
09/10/2025

JUMCA MUBARAK ๐Ÿ“ฟ
2H Creatives :- " ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐’๐š๐ซ๐ž ๐š๐ก "

Waan ku faraxsannahay ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ (๐—น๐—ผ๐—ด๐—ผ) ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต Barwaaqo Stadium , garoonka dhalinyarada iyo ciyaara...
04/10/2025

Waan ku faraxsannahay ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ (๐—น๐—ผ๐—ด๐—ผ) ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต Barwaaqo Stadium , garoonka dhalinyarada iyo ciyaaraha.

๐Ÿฎ๐—› ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ โ€“ โ€œ๐—›๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต.โ€

Address

Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Wednesday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 2H Creatives posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share