26/05/2026
๐ ๐๐ถ๐ฑ ๐๐น-๐๐ฑ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ๐ณ๐ฟ๐ผ๐บ ๐๐ฎ๐น-๐๐ฏ๐๐๐ฟ ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ & ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต ๐๐
Maamulka iyo dhammaan xubnaha Hal-Abuur Media & Tech waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan macaamiisheena sharafta leh, la-hawlgalayaasheena, iyo guud ahaan umadda Muslimka ah munaasabadda barakaysan ee Ciid Al-Adha.
Waxaan idiin rajeyneynaa ciid ay ka buuxaan:
๐๐ฎ๐ฟ๐
๐ฎ๐ฑ
๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐ผ
๐๐๐๐น
๐ก๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ผ ๐ฎ๐ต
Alle SWT ha naga wada aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinka dhigo kuwo guul iyo barwaaqo ku nool mar walba. ๐คฒ
ุชูููุจูููู ุงูููููู ู
ููููุง ููู
ูููููู
ู ุตูุงููุญู ุงููุฃูุนูู
ูุงููุ ุนููุฏูููู
ู ู
ูุจูุงุฑููู ๐
Inta lagu jiro fasaxa ciidda, adeegyadeenna online-ka ah iyo customer support-ku way idin furan yihiin si aan markasta idiinku adeegno. ๐ผโจ
#๐๐ฎ๐น๐๐ฏ๐๐๐ฟ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ #๐๐ถ๐ฑ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ #๐๐ถ๐ฑ๐๐น๐๐ฑ๐ต๐ฎ #๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐๐ด๐ฒ๐ป๐ฐ๐ #๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต๐๐ด๐ฒ๐ป๐ฐ๐ #๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ #๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐