Halyeeyada Dhulka Hooyo

Halyeeyada Dhulka Hooyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Halyeeyada Dhulka Hooyo, Media Agency, Mogadishu-Somalia, Mogadishu.

✍️ “Halyeeyada Dhulka Hooyo” waa bog wadaniyeed u heellan taageerada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed: Militariga, Booliis, Nabadsugid, Asluub, iyo dhammaan geesiyaasha difaaca dalka.


10/10/2025

Fariin Saameynteeda leh, kana timid Col, Senetor Afcadey

Halyeeyada Dhulka Hooyo

08/08/2025

Halyeeyada xoreeyay Bariire.

08/08/2025

qaniimada khawaarijta iyo gurista bakhtigooda ayaa kasocda bariire

guul xooga dalka soomaaliyeed

Hambalyo dhamaan Ummadda Soomaaliyeed waxaa idin ku hambalyeynaynaa  munaasabada weyne ee 1da Luulyo oo ku beegan maalin...
01/07/2025

Hambalyo dhamaan Ummadda Soomaaliyeed waxaa idin ku hambalyeynaynaa munaasabada weyne ee 1da Luulyo oo ku beegan maalinkii aan xornimada ka qaadanay heeryadii gumeestaha oo laga joogo 65 sano.

Hambalyo Shacab weynaha Soomaaliyeed

01/07/2025

Halyeeyada Dhulka hooyo 🇸🇴🫡

20/06/2025

DEGDEG: Daawo Fiidiyoowga duqeytii ka dhacday Aadan Yabal oo la helay iyo xog naadir ah oo ku jirta

19/06/2025

🇸🇴🫡

19/06/2025

Ardayda F4 ee imtixaanka maanta usoo idlaaday iyo Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed 🇸🇴🫡

14/06/2025

Abdulkadir Isse iyo Soo laabashada taliyaha Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Agaasime Mahad Mohamed Salad

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halyeeyada Dhulka Hooyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category