25/09/2025
📌 Rayid Media ayaa ka mid ahayd kooxaha ka shaqeeyay daboolista iyo faafinta shirkii ay soo agaasintay Dalladda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (SONSA), cinwaankiisuna ahaa:
"Dib-u-eegista Bulshada Rayidka ee Dastuurka ku-meel gaarka iyo Sharciyada Muhiimka ah “
📷 Anagoo adeegsanayna xirfaddayada videography, photography iyo digital marketing, waxaan ka qeyb qaadanay diiwaangelinta hadal-jeedinnada muhiimka ah, doodaha fagaare iyo muuqaalada kale ee shirka.
🤝 Rayid Media waxay mar walba garab taagan tahay hay’adaha bulshada rayidka si loo hormariyo muuqaalka iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshada loo gudbinayo