15/05/2026
๐ธ๐ด 15 May waa maalin taariikhi ah oo ku weyn shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada. Waa maalintii la aas-aasay ururkii halgamayaasha Soomaaliyeed ee SYL (Somali Youth League), kuwaas oo horseed u noqday halgankii gobannimada Soomaaliya
Jiilka cusub maanta waxaa laga rabaa:
โ๏ธ Inay ilaaliyaan nabadda
โ๏ธ Inay muujiyaan aragtidooda si masuuliyad leh
โ๏ธ Inay ka shaqeeyaan midnimada iyo horumarka dalka
โ๏ธ Inay xasuustaan doorkii taariikhiga ahaa ee dhalinyaradii SYL
Boost your brand today with Birimo Agency! ๐
๐ Nala soo xiriir: 0611018527 | 0611018528
๐ฑ Follow garee: Birimo Agency maanta oo Ganacsigaga sare u qaad.
Hambalyo dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ๐ธ๐ด
#