Somali Public Concern

Somali Public Concern Your Voice Counts

09/03/2026
Xaalada 25 ki reer somaliland ee Israel loo kaxeyay 😂😂
28/02/2026

Xaalada 25 ki reer somaliland ee Israel loo kaxeyay 😂😂

Iran oo gantaalo ku weerartay saldhiga mareykanka ee ciraaq
28/02/2026

Iran oo gantaalo ku weerartay saldhiga mareykanka ee ciraaq

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa xalay howlgallo qorsheysan ka fuliyay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaa...
04/01/2026

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa xalay howlgallo qorsheysan ka fuliyay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Khawaarijta. Howlgalkaas waxaa lagu dilay 15 ka mid ah maleeshiyaadka cadowga, iyadoo sideed kalena lagu qabtay nolol.

Howlgalkan oo dhacay saqdhexe ayaa muujinaya horumarka sii kordhaya ee awoodda iyo diyaargarowga Ciidamada Xoogga Dalka, gaar ahaan dhinaca adeegsiga taageerada cirka, taas oo u sahleysa in hawlgallo lagu fuliyo meelo kala duwan, xilli kasta.

Sidoo kale, habeenno ka hor ayay Ciidanka Danab howlgallo la mid ah ka sameeyeen deegaanka Buula-fulaay ee gobolka Bay, halkaas oo lagu khaarijiyay ku dhowaad 30 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta.

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

WAR DEGDEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay telefishinka  ayaa sheegay in dowladdiisu diya...
03/01/2026

WAR DEGDEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay telefishinka ayaa sheegay in dowladdiisu diyaar u tahay inay adeegsato xoog ciidan si ay uga hortagto aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland, isla markaana ay “dib ugu soo celiso dhulalkaas midnimada qaran.”

“Isticmaalka ciidanka xoogga waa mid ka mid ah fursadaha noo yaalla haddii amniga qaranka la khatar geliyo,” ayuu yiri.

Ma isleedahy arrinka somaliland arin xoog lagu xalin karo?

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Public Concern posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category