27/12/2025
Sanad walba waa fursad cusub. ๐ชโจ
Laakiin fursaddu ma aha wax adiga kuu imanaya adigoo sugayaโwaa wax aad adigu u socoto.
Albaab kasta oo xiran ma aha dhammaad, mararka qaar waa cashar.
Albaab kasta oo furanna ma aha nasiib, waa dadaal, sabir, iyo goโaan aad naftaada ku rumaysatay.
Haddii sanadkii h**e uu kuu ahaa mid adag, ogow waad ka adkayd.
Haddii aad guulo gaartayna, ogow wax ka badan ayaad gaari kartaa.
Ha ka baqin bilow cusub, ha ka baqin isbeddel, ha ka baqin inaad naftaada rumaysato.
๐ Fursad cusub = Sanad cusub
๐ฑ Adiguna waad u qalantaa mustaqbal ka wanaagsan
Hadda waa waqtigaaga. Albaabka furo. ๐