01/09/2025
Ma rabta in aad ku barato xirfadaha Casriga ah kuna shaqaysato Hadaba taa waxaa kuu suurta galiyey Akadamiyada
XIRFAD MAAL ACADEMY
Oo ah Akadamiyad somaliyed oo bixisa korsooyinka Online ka ah
Korsoyinka aan bixinno waxa ka mid ah:
1) Graphic Design
2) Video Editing
Waxad ku bara donta sida tan:
▶️1) Sida loo sameeyo poster Xayeysiin ah
▶️2) Sida loo sameyo Boorarka
▶️3) Sida loo sameyo cover book
▶️4) Sida loo sameyo cover fecbook
▶️5) Sida loo sameyo Cv yada
▶️6) Sida loo sameyo EID cards ka
⚙️Iyo wax yaabo kle oo badan
Qaybta Video Editing waxa aad ku baran doontaa:
▶️1) Sida Muqalada loo jar-jaro
▶️2) Sida Video HD Quality loo samayo
▶️3) Sida Video Xayeysiis ah loo sameyo
▶️4) Mesha ugu Fiican ee Free Video laga soo Download gareysto
▶️5) Sida short Video loo samayo
▶️6) Sida Sigma Video loo sameyo
⚙️ Iyo wax yabo kle oo badan
✉️Wixii fahfahin ah nagalaso xiriir WhatsApp ka hose mahadsanid
📞 Https://wa.me/+252616645972