Tima Geleyo

Tima Geleyo Ku soo dhowaada Tima Geleyo!

Waxaanu ahay qof ka shaqeeya wacyigelin iyo dhiirrigelin u gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed.Tima Geleyo waa ​Tamartii Geesiyada, ​Qof Kasta oo Dhalinyaro ah waa Hogaamiye Mustaqbal.

07/09/2026

He said, "Who has failed us?"

Alright, Could you please translate the first section for me? I was able to follow the second part as it was delivered in English, but the initial portion was in Swahili.

He talks about the immigrants lived in Kenya 🇰🇪.

Waxaa kale uu carabka soo mariyey, marabno sida south Africa cml!

Kaliya Soomaali ma ahaan waxaa dhibka ka wada Kenya, waa Ajaanibta oo dhan waa israaciyey.

   ;= Habeen wanaagsan, sidoo kale jamaahiirta N&N waxa idin leeyahay guusha rajada laga qabo waa ay dhowdahay niyada kh...
06/09/2026

;= Habeen wanaagsan, sidoo kale jamaahiirta N&N waxa idin leeyahay guusha rajada laga qabo waa ay dhowdahay niyada kheyr haloo sheego goorta ay noqotaba Mudane Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waa uu soo laaban doonaa mar kle insha’Allah.

Mudane Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Mahadsanid, waxaa u damqatey danyarta iyo Dadkaaga, dalkaaga iyo Diintaada.

Sa'id Adan Abdi
Tima Geleyo

Allah dille ayaa dhinto!Taliye shub caawa si dirqi ah ayaa Allah ku badbaadiyey! Xaaladaha ma sahlano hadiiba qof aragti...
04/09/2026

Allah dille ayaa dhinto!

Taliye shub caawa si dirqi ah ayaa Allah ku badbaadiyey! Xaaladaha ma sahlano hadiiba qof aragti kale qabo lagu fududaado in la duqeeyo, oo waliba hadii lagu dhiirado wada hadal inay dhib ka imaaneynin la ogyahay. Taa waxaa lagu tilmaama maangaabnimo siyaasad xumo.

Waxaa kalo su'aal ah oo meesha yaala maxaa diidan in lawada hadlo oo lakala tanaasulo inta degaal dhicin kahor?

Deegaankeena Allah ha inoo qaboojiyo Xaaladaha ku jira.

Maanta inta qofood Raxweyn ka dhimatey Allah u naxriiso Aamiin Yaa Rabi, inta dhaawac ah Allah caafiyo.

Dowladda Federaalka aan u duceeyno si ay garasho diirnaxid ah uga yeelato waxaa ka socda KGS, waayo wax kasto Soomaaliya ka dhacaayo waa wax talo ah iyo jiheyntiisa ka xumaadey dowladdeena Soomaaliya.

15/08/2026
14/08/2026

Hankeyga waa uu sareeya!

09/08/2026

Woooow Masha Allah dhaha this legend, he did it.
Lovely food.

Iftiinka baxayaa waa tolka!Tolkeygoow guuleeysta Insha'Allah.Sa'id Adan Abdi
08/08/2026

Iftiinka baxayaa waa tolka!
Tolkeygoow guuleeysta Insha'Allah.
Sa'id Adan Abdi

Waxaa uu ahaa kulankii yaraa ee shaley tolka u qabsoomey, Alloow na barakeey insha’Allah.
08/08/2026

Waxaa uu ahaa kulankii yaraa ee shaley tolka u qabsoomey, Alloow na barakeey insha’Allah.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tima Geleyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share