09/03/2026
🌙 Afur Wanaagsan – Maalinta 20aad ee Ramadaan
Bisha barakeysan ee Ramadaan waa waqti naxariis, cafis iyo ajar badan. Ilaahay ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka wanaagsan.
Marka aad afureyso xusuusnow ducada Nabiga ﷺ:
“ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله”