08/11/2025
Glowing Skincare & beauty waa astaan qurux iyo daryeel isugu jirta, si gaar ah loogu talagalay in ay kor u qaaddo bilicda iyo kalsoonida haweenka Soomaaliyeed.
Brand-kan waxaa si xirfad iyo hal-abuur leh u naqshadeeyay Qanciye Creative , oo caan ku ah abuurnta muuqaal iyo aqoonsi ganacsi oo casri ah.