Akadeemiyada Tababarka Skillso

Akadeemiyada Tababarka Skillso Kusoo dhawow Akadeemiyada Tababarka Skillso, halka aad ka heli karto xirfado cusub, aqoon casri ah, iyo horumar joogto ah oo ku saabsan tiknoolajiyada.

07/05/2026

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—œ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†.

Taba Barkan Waa Mid casri Ah oo๐™จ๐™ž ๐™›๐™ช๐™™๐™ช๐™™ ๐™ก๐™ค๐™ค ๐™›๐™–๐™๐™ข๐™ž ๐™ ๐™–๐™ง๐™ค kuuna sahli karta inaad Dhaqaale ka sameyso AI

๐Ÿ‘‰ Dad Yar Ayaa LA Qaadaneynaa La Xiriir ๐Ÿ‘‡

๐Ÿ“ฑ wa.me/+252613720739
๐Ÿ“ฒ Akadeemiyada Tababarka Skilso | |

03/05/2026

๐Ÿ’ธ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—›๐—” ๐—•๐—จ๐—Ÿ๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐—Ÿ๐—”๐—–๐—”๐—š ๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—”๐— ๐—˜๐—ฌ โ€” ๐—”๐——๐—œ๐—š๐—ข๐—ข ๐—š๐—จ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—”๐—”๐—š๐—” ๐—๐—ข๐—ข๐—š๐—”! ๐Ÿ’ธ

๐ŸŽ“ Akadeemiyada Tababarka Skilso waxay kuu diyaarisay koorso kaa caawinaysa inaad barato xirfado casri ah oo aad u beddeli karto dakhli joogto ah.

๐Ÿ“ˆ Baro sida loo sameeyo content soo jiidasho leh
๐ŸŽฏ Faham sida TikTok & YouTube u shaqeeyaan
๐Ÿ’ธ U beddel waqtigaaga iyo dadaalkaaga dakhli dhab ah

๐Ÿ”ฅ Fursad gaar ah oo aan qof walba helin โ€” ka faaโ€™iideyso hadda

โณ Meelo kooban ayaa la qaadanayaa!

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir hadda WhatsApp: +252 61 3720739

02/05/2026

๐— ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ผ ๐—˜๐—ฑ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐ŸŽฌ

Waxaan qabaneynaa Fasallo Cusub oo lagu baranayo xirfadda Video Editing-ka adigoo isticmaalaya Mobile-kaaga.

โ–  Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:

โ— Sida loo gooyo loona isku xiro muuqaallada
โ— Ku darista codad iyo music ๐ŸŽต
โ— Sameynta transitions iyo effects casri ah
โ— Ku darista qoraallo (text) iyo subtitles
โ— Color grading & hagaajinta muuqaalka
โ— Sameynta reels & TikTok videos
โ— Export & sharing tayo sare leh
โ— IWM.

Koorsadu waxa ay ka koobantahay in ka badan 50 Cashar oo maqal iyo muuqaal ah.

Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah, nagalasoo xiriir WhatsApp: ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
http://wa.me/+252613720739

๐Ÿ’ฐ Baro Sida TikTok Lacag Looga Sameeyo โ€“ Skillso Training Academy!Ma rabtaa inaad TikTok ka sameyso $100 ilaa $1000+ bis...
01/05/2026

๐Ÿ’ฐ Baro Sida TikTok Lacag Looga Sameeyo โ€“ Skillso Training Academy!

Ma rabtaa inaad TikTok ka sameyso $100 ilaa $1000+ bishii? ๐Ÿ‘€

Skillso Training Academy waxay kuu diyaarisay course gaar ah oo aad ku baraneyso sida saxda ah ee lacag looga sameeyo TikTok Creator Rewards Program iyo korinta channel-kaaga si xirfad leh.

๐Ÿ“š Course-kan waxaad ku baran doontaa:
โœ… Sida loo gaaro 10K followers si monetization loo furo
โœ… Sida loo helo 100K views muddo 30 maalmood gudahood
โœ… Sida loo sameeyo videos viral noqda ๐Ÿ”ฅ
โœ… Sida loo isticmaalo AI & automation content-ka
โœ… Sida lacagta TikTok looga qaato PayPal ama Bank

๐Ÿ“Š TikTok wuxuu lacag ku bixiyaa video-yadaaga marka views badan yeeshaan, gaar ahaan videos ka badan 1 daqiiqo.

๐Ÿ”ฅ Haddii aad rabto inaad noqoto TikTok earner dhab ah, tani waa fursaddaada!

๐Ÿ“ฉ DM noo soo dir: โ€œTIKTOK COURSEโ€ โœ…

30/04/2026

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ AI waxay noqotay xirfad qof walba u baahan yahay maanta ๐Ÿ”ฅ
Tababarkan waa mid casri ah oo si fudud loo fahmi karo, kuna baraya sida aad dhaqaale uga sameyn karto AI ๐Ÿ’ป๐Ÿ’ฐ

๐ŸŽฏ Ha sugin fursad kaleโ€ฆ maanta bilow!
๐Ÿ‘‰ Dad kooban ayaa la qaadanayaa

๐Ÿ“ฒ Isdiiwaangeli hadda:
๐Ÿ“ฑ wa.me/+252 61 3720739

๐ŸŽ“ Akadeemiyada Tababarka Skillso

29/04/2026

๐Ÿš€ Barashada AI waa fursad dahabi ah oo aad noloshaada ku horumarin karto

Maanta, xirfadaha AI waxay noqdeen kuwa aad loo raadiyoโ€”adiguna waxaad ka mid noqon kartaa dadka ka faaโ€™iidaysta.

๐ŸŽ“ Akadeemiyada Tababarka Skillso waxay kuu diyaarisay koorso si fudud loo fahmi karo, oo kaa caawinaysa:
โœ”๏ธ Inaad barato AI si xirfad leh
โœ”๏ธ Inaad horumariso mustaqbalkaaga shaqo
โœ”๏ธ Inaad ka sameyso dakhli dhab ah

๐Ÿ’ก Fursaddaada ha seegin!
๐Ÿ‘‰ Daawo muuqaalka hordhaca ah
๐Ÿ‘‰ Ku biir koorsada maanta

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: +252 613720739

๐Ÿ“ฒ

29/04/2026

kadeemiyada Tababarka Skilso

waxay si farxad leh kuugu bishaaraynaysaa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto koorso casri ah oo ku saabsan Digital Marketing. Kooraskan waxaa si gaar ah loogu talagalay in uu ku siiyo aqoon iyo xirfado la taaban karo oo aad si buuxda ugu fahmi karto

suuq-geynta dijitaalka ah ee maanta.
Waxaad baran doontaa farsamooyin casri ah, xeelado suuq-geyn oo wax ku ool ah, iyo sida loo kobciyo ganacsigaaga ama xirfaddaada adigoo adeegsanaya digital platforms. Marka aad si guul leh u dhammaysato koorsada, waxaad heli doontaa

shahaado rasmi ah oo caddeynaysa aqoonta iyo xirfadaha aad kasbatay.
Ha moogaan fursaddan qiimaha leh ee kor u qaadaysa mustaqbalkaagaโ€”qaado tallaabada koowaad ee guushaada maanta!
Hashtags:

26/04/2026

Haddii aad maanta AI baran weydo, berri waad ka dambeyn kartaa dadka kale!

Ma rabtaa inaad barato AI (Artificial Intelligence) oo aad uga faaโ€™iideysato:
๐Ÿ’ผ Shaqo
๐Ÿ’ฐ Freelancing
๐Ÿ“ฑ Online Business
๐ŸŽฏ Xirfad mustaqbal leh

Waxaan kuu haynaa Koorso AI ah oo si fudud kuu baraysa sida AI loo isticmaalo xitaa haddii aad beginner tahay.

โœ… Casharro fudud
โœ… Tusaalooyin practical ah
โœ… Sida AI lacag looga sameeyo
โœ… Ku habboon arday, shaqaale & ganacsato

๐Ÿ”ฅ Ha sugin ilaa aad ka daahdo fursadda!
๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir hadda si aad isku diiwaangeliso: +252 61 3720739

Akadeemiyada Tababarka Skillso

26/04/2026

Waxaan Qiimo-dhimis weyn ku sameynay Course-ka lagu baranayo sida loo sameeyo muuqaalada AI-ga.

waxay socon doontaa Muddo gaaban

Ka faaโ€™iideysi wacan.
Soo dhawaaada markale.

  ๐ŸŽ‰Waa ardayda dufcadii 1-IYO-2aad ee course-ka Graphic Design oo mahadcelin kal iyo laab ah u diray macalimiintooda.Rab...
26/04/2026

๐ŸŽ‰
Waa ardayda dufcadii 1-IYO-2aad ee course-ka Graphic Design oo mahadcelin kal iyo laab ah u diray macalimiintooda.

Rabi ha idinka dhigo kuwo xirfadda ay barteen ku anfaca naftooda iyo tan dadkoodaba guulaysta ๐Ÿคฒ

๐Ÿ“Œ Akadeemiyada Tababarka Skillso
๐Ÿ“ž +252 61 3720739

Address

Deg Hodan
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akadeemiyada Tababarka Skillso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share