14/05/2026
MaamulPro – Nidaam casri ah oo si buuxda u maamula shirkadaha construction-ka iyo real estate-ka. Waxaad si fudud ula socon kartaa projects, shaqaalaha, kharashaadka, iyo horumarka shaqo kasta hal meel. MaamulPro wuxuu kaa caawinayaa inaad yareyso qaladaadka, kordhiso hufnaanta, isla markaana aad si sax ah u maamusho ganacsigaaga.
www.maamulpro.site