20/05/2026
Maadaysaa in dunidii isbedeshay, aqoon kaliyana aysan ku filnayn ee loo baahan yahay xirfad dhab ah? Xirfad Doon Academy waxay kuu haysaa koorsooyin tayo leh oo si xirfadaysan loo qaabeeyay, kuwaas oo adiga iyo ganacsigaagaba gaarsiinaya GUUL BERRI!
βMuxuu yahay yoolkeenu? Inaan kugu hubaysano xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay maanta, adigoo kaashanaya macalimiin khibrad sare leh iyo deegaan waxbarasho oo casri ah.
β