Vizo Motion

Vizo Motion FREELANSER
DESIGNER | MARKETING | EDITER |
"Welcome To Growing your business"

nala soo xiriir si aan kuugu geeno macaamiishaada saxda ah
15/12/2025

nala soo xiriir si aan kuugu geeno macaamiishaada saxda ah

ganacasade ma ogtahay ina kobacaaga aan ka qeyb qaadan karno nala soo xiriir si aan kuu caawino
15/12/2025

ganacasade ma ogtahay ina kobacaaga aan ka qeyb qaadan karno nala soo xiriir si aan kuu caawino

nagu soo biir 🦾👇
14/12/2025

nagu soo biir 🦾👇

“We will build a successful brand.”
14/12/2025

“We will build a successful brand.”

Marketing is The Power🦾🫢
13/12/2025

Marketing is The Power🦾🫢

ganacsade ogow awooda uu leeyahay social media
13/12/2025

ganacsade ogow awooda uu leeyahay social media

ganacsade fahan firta guushaada 🫡
12/12/2025

ganacsade fahan firta guushaada 🫡

uga faa`idayso 3daan sheg1cibaado2tasbiix3quraanka faa`idayso malinta jimcaha waxaa laga yaabaa inaadan gaarin jimcaha k...
12/12/2025

uga faa`idayso 3daan sheg
1cibaado
2tasbiix
3quraan
ka faa`idayso malinta jimcaha waxaa laga yaabaa inaadan gaarin jimcaha kale

nala wadaag 🤔
11/12/2025

nala wadaag 🤔

AI ma beddeli kartaa Aadanaha?🤔Inta lagu guda jiro tobannaan sano ee la soo dhaafay, Teknolojiyadda Garashada Macmalka a...
11/12/2025

AI ma beddeli kartaa Aadanaha?🤔

Inta lagu guda jiro tobannaan sano ee la soo dhaafay, Teknolojiyadda Garashada Macmalka ah (Artificial Intelligence – AI) waxa ay si xawli ah u kobcaysay. AI waxay maanta qabataa shaqooyin u baahan aqoon sare, xisaab aad u badan, falanqayn xogeed, iyo xitaa sameynta farshaxan. Taas awgeed waxaa soo baxay dood ku saabsan in AI ay mustaqbalka beddeli karto banii-aadamka.

Warbixintani waxay ka jawaabaysaa su'aasha: AI ma beddeli kartaa aadanaha? waxayna falanqayn ku sameynaysaa awoodaha AI, xadkeeda, iyo doorka qofka bani-aadamka ah

Address

Mugdisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vizo Motion posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share