Sahal Import Service

Sahal Import Service Welcome to Sahal Import service

11/09/2026

NAGU DOORO
AMAANO
DEGDEGSIIMO
QIIMO JABAN
ALAAB TAYO LEH
QIIMO KU RAALI GALIYO
INTAS IYO KABADAN WAA NAGU KAALAYA
TIKTOK Sahal Import Service

MAANTA DALBO BERI AAN KUU KEENO DALBKAAGA.WAXAA RUMEYNAA RIYADADA FADLAN INALA SOO XIRIIR SI AAN KU CAAWINO.Sahal Import...
23/08/2026

MAANTA DALBO BERI AAN KUU KEENO DALBKAAGA.
WAXAA RUMEYNAA RIYADADA FADLAN INALA SOO XIRIIR SI AAN KU CAAWINO.
Sahal Import Service


16/08/2026

SOO DHAWAADA DHALIN YARO .
MARAADIN JIRTAY QOF KU DALBA ALAAB MUDO DHEER TANI WAA FURSADAADI KA FAIDEYSO
NALA SOO XIIRIR
+2520770508333 whatsApp
Sahal Import Service

15/11/2025

Maalin wanaagsan dhalinyaro
waxaa wali socda coursekii Alibaba
Ka faideysta maanta fursad wa u heysa beri ma taqaanid inaa u heleysid iyo in kale dhalinta dooneysa dhanka messanger fariin nagu reeba.

770508333

Sahal Academy

Send a message to learn more

Welcome dhalinyaro kuso dhawada gacmo furanSahal Academy WhatsApp 770508333
06/11/2025

Welcome dhalinyaro kuso dhawada gacmo furan

Sahal Academy
WhatsApp 770508333

Welcome to Sahal Academy Dhaman course yada wa kugu diyaar Inta ka faideystay Course yadi free ga ahaa Maanta wa janis k...
05/11/2025

Welcome to Sahal Academy
Dhaman course yada wa kugu diyaar
Inta ka faideystay Course yadi free ga ahaa
Maanta wa janis kale oo dhalinyarada u soo bandhignay.
TELL: 770508333

Qabso number oo ku guuleyso course free ahShurudaha like and follow Sahal Academy WhatsApp 770508333 Magacaaga iyo numbe...
28/10/2025

Qabso number oo ku guuleyso course free ah
Shurudaha like and follow Sahal Academy
WhatsApp 770508333
Magacaaga iyo number kaga qeybta WhatsApp nagu so qor.

BISHAROdhamaan Dhalinyarada doonaysa in ay Bartan suuqa caalamiga ah Ee Alibaba Sahal Academy wuxu idinkugu bishaareynay...
26/10/2025

BISHARO
dhamaan Dhalinyarada doonaysa in ay Bartan suuqa caalamiga ah Ee Alibaba Sahal Academy wuxu idinkugu bishaareynayaa in uu qabanayo arday cusub
Waxaa lagu bari doona dhaman shuruudaha iyo habraaca Suuqa.
F.G hadii Aad rabto In Alaab lagaaga keeno China gaar ahaan Alibaba Teamkena waxay ku leeyihin welcome degmo iyo tuulo gudaha somalia wa kugu kenayna
Nagala so xiriir 770508333
Mahadsanid.
Sahal Academy

JIMCO WANGSAN DHAMAN UMADA MUSLIMINTA GAAR AHAAN UMADA SOMALIYED MALINTA HAIDIN WANAGSANATO..Sahal Academy OO AAD HOREY ...
23/10/2025

JIMCO WANGSAN DHAMAN UMADA MUSLIMINTA GAAR AHAAN UMADA SOMALIYED MALINTA HAIDIN WANAGSANATO..
Sahal Academy OO AAD HOREY UGU BARATAN WAXBARASHO TAYO SARE LEH DHANKA IYO DIGITAL MARKETING WUXU IDIN KUGU BISHARENA INU GABI AHAN COURSE KA ALIBABA LAGA DHIGAY MID FREE AH.
F:G ALAABAHA ALIBABA WA DALABNA
MAALMAHA DALBADKA ..
SABTI IYO AXAD
MEQO MALIN KA MAQANANE ALABTA .
WAXAY KA MAQNAANE UGU YARAN 10 CISHO UGU BADNAN 15CISHO OO KALIYA
FADLAN SI AAN ALAAB KAGA DALABNO ALIBABA NAGALA SO XIRIR 770508333
QIDMADA ADEEGA LAGUGU QABANYO WA MID NACQUL AH KUNA QANCI DONTA I.A

Sahal Academy

21/10/2025

Maalin qurux badan so dhawada dhalinyaro page ka like inoo saara kana mid noqo kumananka Dhalinyaro ee ka faaideystay course ka aan ugu tala galnay ee Barashada Alibaba kuna baro qaab bilash ah (free)

Address

Deg. Hodon
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Import Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share