Cabdinaasir axmed

Cabdinaasir axmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdinaasir axmed, KL4, Mogadishu.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed munaasabadda sannad-guurada 66-aad.Ci...
12/04/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed munaasabadda sannad-guurada 66-aad.

Ciidanku wuxuu laf-dhabar u yahay difaaca qaranka, ilaalinta amniga, iyo sugidda midnimada dalka. Waxaan si qoto dheer u xusuusanaynaa halyeeyadii naftooda u huray qarankooda, annagoo sidoo kale qadarinayna kuwa maanta heeganka u ah.

Ilaahay ha idin garab galo, hana idin siiyo guul iyo horumar waara 🇸🇴

28/02/2026

Mareykanka iyo Israa’iil ayaa duqeymo culus ka geystay magaalada Tehraan ee caasimadda Iiraan, iyagoo dib u billaabay duullaankooda wadajirka ah , sida ay werisey Al Jazeera.

Erdogan: “Waxaan cambaareyneynaa weerarrada lagu qaaday madaxbannaanida Iiraan iyo xasilloonida shacabkeeda.”
28/02/2026

Erdogan: “Waxaan cambaareyneynaa weerarrada lagu qaaday madaxbannaanida Iiraan iyo xasilloonida shacabkeeda.”

28/02/2026

Wakaaladda wararka Iiraan ee Mehr, ayaa ku warrantay inay ciidanka Iiraan weerar gaar ah ku beegsadeen xarumo qarsoodi ah oo ay lahaayeen hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad iyo ciidanka Mareykanka, balsd lama sheegin halka ay ka dhaceen weerarradan.

28/02/2026

Caawa Baxrain kadeed baa heesto. Drones-ka Iran oo looga kala cararay magaalka.

28/02/2026

Ciidanka Israa’iil ayaa hadda ku dhawaaqay inay billaabeen mowjad cusub oo duqeymo ay ku beegsanayaan nidaamyada difaaca iyo goobaha ay Iiraan ka soo rido gantaallada, sida ay werisey Al Jazeera.

28/02/2026

Iiraan ayaa bilowday inay adeegsato gantaalka Sejjil oo ah gantaal casri ah oo awoodda inoo ka leexdo nidaamyada difaaca, waxay u muuqataa bartilmaameedyada gudaha Israa’iil in lagu beegsanayo, sida ay werisey wakaaladda wararka Iiraan ee Fars news.

28/02/2026

Iiraan ayaa warar cusub oo gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn hadda ku qaaday Israa’iil, iyadoo dhammaan dhulka ay Israa’iil heysato laga shiday digniinta h**e ee ka diga weerarrada, sida ay werisey Al Jazeera.

Hay’adda duulista rayidka Kuwait ayaa xaqiijisay burbur gaaray garoonka diyaaradaha ugu weyn ee Kuwait iyo dhaawaca shaq...
28/02/2026

Hay’adda duulista rayidka Kuwait ayaa xaqiijisay burbur gaaray garoonka diyaaradaha ugu weyn ee Kuwait iyo dhaawaca shaqaale ka tirsan garoonka, ka dib diyaarad aan duuliyaha lahayn ee Iiraan oo ku dhacday garoonka.

Address

KL4
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 02:00 - 00:00
Wednesday 01:30 - 00:15

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdinaasir axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share