Afkaar Media

Afkaar Media Ku soo dhawaada Afkaar Media – Madal lagu falanqeeyo arrimaha bulshada, diinta, siyaasadda iyo wacyigelinta guud.

06/09/2026

Shimbir mar bay dab qaaday, markiina buulkeeda ayey ku gubtay‼️
Hadda madaxaa na furan mar buu ku-sime madaxweyne noqday, markiina gurigii taliyihii h**e ee Usluubta ayuu amar ku bixiyay in la duqeeyo. 🤔
Hadda ka horna, warbixin uu kaga hadlayay xiriir uu la sameeyay mudane baarlamaan oo Qubrus jooga ayay dowladda kala kulantay caqabado, ilaa markii dambe raalli-gelin la bixiyay.
Laakiin ninku waa nin xariif ku ah farsamooyinka ma aha nin sahlan.
Waa ninkii Oday Madoobe kursiga guddoomiyaha baarlamaanka ka dilandilaystay, oo meel aan habeenkiiba la seexan ku dhex tuuray, isaguna mukeyfka dhex fadhiya.
Oday madoobe hadda waa yaaban yahay oo xaalkaa jiq ku ah🤣

Waa ninkii inta kursi baarlamaan boobay(dhacay) ka dibna sawir la soo galay kii kursiga laga dhacay.
Sidoo kale ninka baarlamaankii kala qoqobanaa ayuu ka dhig mid doonta Villa Hargeysa wada saaran.
Haddana waxaa macquul ah inaan aragno isaga oo sawir lagalaayo Taliye Shub. 🤔
Si kastaba ha ahaatee ninkuu rag buu u shaqeeyaa

06/09/2026

Banaanbax lagaga soo horjeedo dad qalatada turkiga ayaa ka socda Kismaayo.

06/09/2026

Baydhabo subax kasta dadku way sii qaxayaan.
Maamulka uu hugaamiyo Aadan madoobe ma hayo hab aan ahayn in uu ku dhex dagaalamo dadka rayid ah

06/09/2026

Dadka Borobagaandada ka wada magaalada Baydhabo ee habeenka guryaha dadka u gar garaaca ee guura leh Dowlada Koonfur Galbeed tilaabo adag ayey ka qaadaysaa

Wasiirka Amiga Dowlada Koonfur Galbeed.

06/09/2026

Fahad Yasiin oo ka hadlay baal furka buugga wadaad iyo waranle oo uu isga qoray

05/09/2026

Muuqaalka libaaxan saddexda gool ay la joogaan ayaa baraha bulshada aad u qabsaday dadka ayaa faalooyin kala duwan ka bixiyey.
1)kuwa waxay yiraahdeen waa libaax muslim ah.
2)kuwana waxay ku sifeeyen in cadaalad dhaamo rag badan
3)kuwa kale ayaa ku tilmaamay Xaasad eex ku kacay
Haddaba adiga maxaad ku tilmaami lahayd👇👇❓️

05/09/2026

Wasiirka amniga kgs oo hadal malagii galay la soo hor istaagay media-ha

05/09/2026

Taliye shub oo camerada soo qabatay

War cusub:- MW Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowr maalmood la la yahay , waxaana markii ugu dambeysay la arkay xilli uu ka...
05/09/2026

War cusub:- MW Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowr maalmood la la yahay , waxaana markii ugu dambeysay la arkay xilli uu ka dhoofayay dalka Serbia. Lama oga halka uu haatan ku sugan yahay, balse ilo-wareedyo ku dhow Madaxtooyada ayaa xaqiijiyay in isaga iyo wiilkiisa oo keliya ay ka dhoofeen Serbia iyadoo wefdigiisii looga tagay serbia ayna xamar ku soo laabteen. Warar kale ayaa sheegaya in Madaxweynaha iyo wiilkiisa ay joogaan Switzerland.

05/09/2026

Shacabka abaydhabo xalay masaajidda ayey ku hoydeen caawa xagey ku hoyan doonaan?
Ilaahow shacabka masaakiinta ah u gargaar🤲🤲

Address

Galbeedka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afkaar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category