12/04/2026
Farxad weyn ayay noo tahay inaan si xirfadeysan u naqshadeynay summada Hansan Store. 🎨
Waxaan mar walba diyaar u nahay inaan aragtidaada ganacsi u beddelno summad tayo leh oo indhaha soo jiidata.
Ma u baahan tahay summad adiga kuu gaar ah? Nagala soo xiriir WhatsApp:
📲 https://wa.me/+252612141901