Nuuriye show

Nuuriye show intaa nolosha xayi tahay ku xisaabtan toobada

20/09/2026

Waa qaybtii 31aad ee silsilada garnaqsi daawasho wacan

19/09/2026

Waan idin salaamay asxaabta qiimaha badan. ❤️

Waxaan rabaa inaan idinla wadaago qorshe ku saabsan soo saarista buug ka hadlaya Silsiladda Garanqsi, kaas oo noqon doona buug daabacan oo xambaarsan taariikhda, ujeeddada iyo dulucda silsiladda.

Buuggu wuxuu ka hadli doonaa: 📖 Sababta ay silsiladdu ku bilaabatay
📝 Macnaha iyo ujeeddada ay xambaarsan tahay
🎙️ Abwaannadii iyo suugaan-yahannadii ka qayb qaatay
💬 Doodihii, jawaabihii iyo dulucdii ku jirtay
📚 Taariikhda iyo marxaladihii ay silsiladdu soo martay

Sidaas darteed, abwaan kasta oo qayb ka ah silsiladda, wax ku leh, ama doonaya inuu qaybtiisa iyo aragtidiisa ku biiriyo buuggan, waxaan ka codsanayaa inuu ila soo xiriiro.
📱 Fadlan kala soo xiriir WhatsApp-ka ku xiran Page-kan.

Ujeeddadu waa in la sameeyo buug si habaysan u diiwaangeliya Silsiladda Garanqsi, si ay u noqoto xusuus iyo raad suugaaneed ay jiilasha dambe ka faa’iidaystaan.

Fikradihiinna iyo talooyinkiinna aad baan u soo dhoweynayaa. 🤝📚

19/09/2026

Waa qaybtii 30aad iyo Abwan axmed cali baabuur oo jawaab kulul siiyey nuur ducaale xaalku waa sii adkaaday ee daawasho wacan

19/09/2026

Qaybtii 29ad ee garnaqsi maanta waa jawaab kulul oo ka timid koonfur afrika, waxaan hal kuruus lagu dhuftay abwaan nuur ducaale oo horay u sheegay in uu qabo gabat aji ah.

Daawo oo faalo ka bixi

19/09/2026

Musharax madaxweyne galmudug liibaan axmed xasan ayaa hada kasoo degay garoonka diyaarada degmada guriceel.

Waxaana si diiran uga socda degmada soo dhoweynta musharax

18/09/2026

Qaybtii 28aad ee garnaqsi waa abwaan caydaruus oo markaan jaamaha wata silsiladana kusoo biiiray

#

18/09/2026

Qaybtii 27aad ee garnaqsi abwaan caaboon ayaa soo galay ka bogasho wacan

18/09/2026

Waa qaybtii 26aad ee garnaqsi iyo abwaan raaxeeye oo jawaab kulul siisyey geedi caara dhuub

17/09/2026

Jawaab kooban oo abwaan beebe siiyey abwaan cardaaduq iyo beeshii gabooye

Follow share iyo comment

Address

Suuqa Xoolaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuuriye show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share