Jinte Creativity

Jinte Creativity Jinte Creativity waa bog hal-abuur dijitaal ah oo ku takhasusay naqshado casri ah, content muuqaal ah, iyo fikrado farshaxan oo cusub.

03/06/2026

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ฐ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‹๐จ๐ ๐จ ๐Œ๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง
Farxad ayay noo tahay inaan idiin soo bandhigno muuqaalka cusub ee astaanta (Logo Motion) ka ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ.

Waxaan aaminsanahay in hal-abuurka, tayada, iyo xirfadda ay yihiin furaha lagu dhiso sumad muuqata oo soo jiidasho leh

Hadii aad u baahan tahay
โ— Branding & Identity Design iyo
โ—Motion Graphics

Waxaan kuunahay diyaar
Nagala soo xiriir whatsapp:0614791970

Waxaan si dhow idiinku soo bandhigi doonnaa Logo Motion-ka cusub ee Jinte Creativity!Hal-abuur, tayo iyo muuqaal casri a...
02/06/2026

Waxaan si dhow idiinku soo bandhigi doonnaa Logo Motion-ka cusub ee Jinte Creativity!
Hal-abuur, tayo iyo muuqaal casri ah ayaa isugu yimid naqshaddan gaarka ah. La soco boggayaga si aad u aragto astaanta oo si qurux badan loo diyaariyay

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐ž๐ž๐ (๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐ฒ) ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐งWaxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno mashruuc cusub oo ay d...
30/05/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐ž๐ž๐ (๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐ฒ) ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno mashruuc cusub oo ay diyaarisay Jinte Creativity.

Waxaan u naqshadeynay macmiilkeenna Full Brand Identity oo ka kooban:
โœ…๐‹๐จ๐ ๐จ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง
โœ…๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐†๐ฎ๐ข๐๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐ฌ
โœ… ๐‹๐ž๐ญ๐ญ๐ž๐ซ๐ก๐ž๐š๐
โœ… ๐Œ๐ข๐๐š๐›๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ค๐š ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š

Ujeeddadeennu waa inaan dhisno summad muuqaal ahaan xooggan, xirfad leh, isla markaana si fudud uga dhex muuqata suuqa.

Haddii aad u baahan tahay adeegyo naqshadeyn casri ah iyo dhisidda aqoonsi summadeed oo dhameystiran, nala soo xiriir.

๐Ÿ“ž ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐š๐œ๐ญ ๐”๐ฌ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ•๐ŸŽ
๐Ÿ“ฉ ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐Ÿ•@๐ ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ.๐œ๐จ๐ฆ
๐ŸŒ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

"๐–๐ž ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ฌ ๐“๐ก๐š๐ญ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ฉ๐ข๐ซ๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ญ๐š๐ง๐ ๐Ž๐ฎ๐ญ."

Eid Al-Adha Mubarak  Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.Allah ha naga aqbalo acmaasha wanaagsa...
26/05/2026

Eid Al-Adha Mubarak

Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Allah ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, allabariga, iyo ducada.

ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ
Farxad, nabad, iyo barwaaqo ayaan idiin rajeynaynaa adiga iyo qoyskaaga.
Ciid Wanaagsan! .

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š โ€“ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒMashruuc casri ah oo tayo sare leh oo aan u sameynay shirkaddeenna ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ...
13/05/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š โ€“ ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

Mashruuc casri ah oo tayo sare leh oo aan u sameynay shirkaddeenna ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ, loona naqshadeeyay si xirfadeysan si uu u muujiyo hal-abuur, asalnimo, iyo muuqaal soo jiidasho leh. Aqoonsigan summadeed wuxuu isku daraa qoraal nadiif ah, isku dheelitirnaan midabyo xeeladaysan, iyo astaamo si gaar ah loo dhisay, si loo abuuro muuqaal summadeed oo gaar ah.

Fikradda mashruucu waxay ku saleysan tahay hal-abuur aan xad lahayn, halka fikraduhu kula kulmaan naqshad heer sare ah. Qayb kasta si taxaddar leh ayaa loo diyaariyey si ay u gudbiso kalsooni, dabacsanaan, iyo aragti horumarineed.

Laga bilaabo dhismaha astaanta ilaa adeegsiga summadda, mashruucani wuxuu soo bandhigayaa nidaam mideysan oo loogu talagalay inuu ka muuqdo warbaahinta dijitaalka ah, daabacaadda, iyo dhammaan meelaha summaddu ka muuqan karto.

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

โ€ข Naqshadeynta Logo-ga
โ€ข Aqoonsiga Summadda (Brand Identity)
โ€ข Naqshadeynta Boostarada iyo Flyers
โ€ข Naqshadeynta Baraha Bulshada
โ€ข Naqshadeynta Business Cards
โ€ข Banner iyo Billboard Design
โ€ข Packaging Design
โ€ข Brochure iyo Catalog Design
โ€ข Typography & Creative Layouts
โ€ข Mockup Presentation
โ€ข Dib-u-habeynta Summadaha H**e
โ€ข Daabacaad iyo Diyaarinta Faylasha Print-ka
โ€ข Motion Graphics Logo
โ€ข Video Thumbnail Design

Waxaan abuurnaa naqshado casri ah oo soo jiidasho leh si ganacsigaagu u yeesho muuqaal xirfadeed oo xooggan, isla markaana suuqa uga dhex muuqdo si kalsooni leh.
#๐‰๐ข๐ง๐ญ๐ž๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ

EID MUBARAK Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaadd...
19/03/2026

EID MUBARAK
Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa ee aynu soo gudannay bisha barakaysan. ๐Ÿคฒ

Ciiddaan ha noqoto mid:
โ— Farxad iyo raynrayn leh
โ— Nabad iyo barwaaqo leh
โ— Isku duubni iyo jacayl horseedda

Allaha inaga dhigo kuwii ku ciida caafimaad, cibaado iyo khayr badan.

๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐€๐ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐š๐ฒ๐ง๐จ 2026Ma raadineysaa design tayo sare leh oo ganacsigaaga kor u qaada?Jinte Creat...
21/02/2026

๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐€๐ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š
๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐š๐ฒ๐ง๐จ 2026

Ma raadineysaa design tayo sare leh oo ganacsigaaga kor u qaada?

Jinte Creativity waxay kuu hayaan adeegyo casri ah oo la jaanqaadaya suuqa 2026.

๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ & ๐‹๐จ๐ ๐จ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ: Aqoonsi ganacsi oo muuqaal ahaan soo jiidasho leh.
๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง: Qurxin iyo branding munaasabadahaaga.
๐ƒ๐ž๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ : Suuq-geyn casri ah oo online ah.

Nagu dooro services fiican, design-kuna qanciya macaamiishaada.
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: ๐ฐ๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐š๐ซ +252 614 791 970

Afur wanaagsan Docada afurka kadib Alle hanaga aqbalo acmaasha iyo cibaadada soonka Jinte Creativity
19/02/2026

Afur wanaagsan
Docada afurka kadib
Alle hanaga aqbalo acmaasha iyo cibaadada soonka
Jinte Creativity

Afur wanaagsan alle hanaga aqbalo soonka iyo acmaasha suuban.Jinte Creativity
18/02/2026

Afur wanaagsan alle hanaga aqbalo soonka iyo acmaasha suuban.
Jinte Creativity

RAMADAAN MUBAARAK ๐ŸŒ™Bisha naxariista, dembi-dhaafka & barakadaIlaahay ha naga aqbalo soonkeena, salaadeena & ducadeena am...
17/02/2026

RAMADAAN MUBAARAK ๐ŸŒ™
Bisha naxariista, dembi-dhaafka & barakada
Ilaahay ha naga aqbalo soonkeena, salaadeena & ducadeena amiin yaarabi.
Jinte Creativity

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jinte Creativity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share