Xiinkey Hajji

Xiinkey Hajji Hadaa tahay qof xisenaayo sportska follow na soo dheh waa saxiibkiina xiinkey hajji la'aantiina waxaba ma ihi waan idin ku faanaa guys πŸ™

ku soo dhawaw page-keyga rasmiga ah waxaa halkaan aan idinkula wadaagi doonaa wax walbo aan is leeyahay way xiiso kalini doonaan saxiibadaada waraka dalka,dhacdooyinka aduunka, iyo sportska. walal igu dhiiro gali si aan idin ku soo gudbiyo wax aad ku qanacdiin.

18 sano ayaa laga joogaa markii Manchester City ay la kulantay guuldaradii ugu waynayd abid Premier League, kooxda Middl...
11/05/2026

18 sano ayaa laga joogaa markii Manchester City ay la kulantay guuldaradii ugu waynayd abid Premier League, kooxda Middlesbrough ayaa maraqa ka cabtay. πŸ€―πŸ”™

Manchester United ayaa maalinta khamiista ah soo bandhigi doonta maaliyadeeda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cus...
11/05/2026

Manchester United ayaa maalinta khamiista ah soo bandhigi doonta maaliyadeeda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2026/27 soo bandhigistaas kadib waxaa la filayaa in maaliyaddan ku ciyaaraan labada kulan ugu dambeeya horyaalka.

Rashford oo kaliya hal xilli ciyaareed jooga Barcelona ayaa Mbappe kaga hor guuleystay horyaalka Laliga weliba isagoo ka...
11/05/2026

Rashford oo kaliya hal xilli ciyaareed jooga Barcelona ayaa Mbappe kaga hor guuleystay horyaalka Laliga weliba isagoo kaga soo horeeyay.

0 La Liga Titles 1 La Liga Title

Rashford xalay markiisi ugu horeysay waayihiisa ayuu ku guuleystay koob horyaal ah. United dambe leyguma oga ayuu taagan...
11/05/2026

Rashford xalay markiisi ugu horeysay waayihiisa ayuu ku guuleystay koob horyaal ah.

United dambe leyguma oga ayuu taagan yahay.πŸ˜€

Arsenal inay meel u socoto waxaa ku dareemee xilliga ay baxsatay 20 sano kadib inay horyaalka ku guulaystaan kaliya laba...
10/05/2026

Arsenal inay meel u socoto waxaa ku dareemee xilliga ay baxsatay 20 sano kadib inay horyaalka ku guulaystaan kaliya laba guulood ayaa ka xigta.

🚨| Joshua Zirkzee ayaa kamid ah xiddigaha ay kooxdu dhageysan doonto dalabyada laga soo gudbiyo xagaaga. []
10/05/2026

🚨| Joshua Zirkzee ayaa kamid ah xiddigaha ay kooxdu dhageysan doonto dalabyada laga soo gudbiyo xagaaga. []

Kooxdu markii ay xaqiijisatay booska UEFA Champions League, waxaad mooddaa inay gebi ahaanba iska illoobeen qiimihii iyo...
09/05/2026

Kooxdu markii ay xaqiijisatay booska UEFA Champions League, waxaad mooddaa inay gebi ahaanba iska illoobeen qiimihii iyo quruxdii ciyaarta. Bandhiggii garoonka lagu soo bandhigay wuxuu ahaa mid aan indhaha, qalbiga iyo rajada taageerayaashaba qancinayn. Halkii la filayay in da’yarta hibada leh la siiyo fursad ay isku muujiyaan oo ay kooxda dhiig cusub ku soo kordhiyaan, waxaa nala daaweysiiyay kulan aan lahayn xamaasad, qorshe iyo ruux tartan midna. Ciyaartii galabta runtii waxay ka fogeyd wax lagu tilmaami karo β€œciyaar” dhab ah.

🚨| ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Benjamin Ε eΕ‘ko ayaa kamid ah xiddigaha Manchester United ula safray kulanka galabta ee Sunderland inkastoo ...
09/05/2026

🚨| ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Benjamin Ε eΕ‘ko ayaa kamid ah xiddigaha Manchester United ula safray kulanka galabta ee Sunderland inkastoo maalmihii la soo dhaafay shaki laga galinayay inuu ciyaari karo.[]

Inkastoo uusan aheyn mudnaanta koobaad ee Manchester United haddana 100% waa xidig ay maamulka qadariyaan. [, YT]
09/05/2026

Inkastoo uusan aheyn mudnaanta koobaad ee Manchester United haddana 100% waa xidig ay maamulka qadariyaan. [, YT]

13 sano ka hor maanta oo kale, Sir Alex Ferguson ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo shaqada tababaranimo ee Mancheste...
08/05/2026

13 sano ka hor maanta oo kale, Sir Alex Ferguson ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo shaqada tababaranimo ee Manchester United.

RASMI: JJ Gabriel oo ah da,yar xirfadle ah oo filaayo in xilli ciyaareedka soo aadan kooxda koobaad lagu soo daro ayaa u...
08/05/2026

RASMI: JJ Gabriel oo ah da,yar xirfadle ah oo filaayo in xilli ciyaareedka soo aadan kooxda koobaad lagu soo daro ayaa u sharaxan abaalmarinta player of season xiddigaha da,dooda ka yar tahay 18-jir.

Address

Muqdisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiinkey Hajji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share