18/08/2026
๐๐จ๐จ๐ฌ๐๐๐ฌ๐จ ๐จ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐ โ ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐จ๐ซ๐๐ก๐๐ฒ๐
Boosaaso waa magaalo leh fursado waaweyn oo ku saabsan ganacsiga, kaabeyaasha dhaqaalaha, dalxiiska iyo horumarinta xeebaha.
๐๐๐จ๐ฉ ๐๐ฃ๐๐๐ฃ๐๐๐ง๐๐ฃ๐ ๐พ๐ค๐ง๐ฅ๐ค๐ง๐๐ฉ๐๐ค๐ฃ waxay aaminsan tahay in horumarka waara uu ku dhisnaado qorsheyn wanaagsan, kaabayaal tayo leh iyo iskaashi wax-ku-ool ah.
Waxaan diyaar u nahay inaan qayb ka noqono mustaqbalka iyo horumarka magaalada Boosaaso.
Horumarka Boosaaso waa masuuliyad wadajir ah.
Aan dhisno maanta, si aan u helno berri ka wanaagsan.