SiHub MediaLab

Call Website Contact the business

SiHub MediaLab Empowering youth through innovation, digital skills & impactful storytelling. Innovate โ€ข Empow

Bridging nomadic communities to digital opportunities.
13/08/2026

Bridging nomadic communities to digital opportunities.

06/08/2026

25/07/2026

Daawo Abdirahman Abdirisak Abdirahman oo fariin muhiim ah diraya.

Somali Innovation Hub
18/07/2026

Somali Innovation Hub

๐Ÿ“ข ๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฌ๐—ข๐—จ๐—ง๐—› ๐—ฆ๐—ž๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—š ๐—–๐—ข๐—ก๐—™๐—˜๐—ฅ๐—˜๐—ก๐—–๐—˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ
Waxaa Sharaf Weyn inoo ah in Somali Innovation Hub ay tahay Partner ka tirsan Somali Youth Skilling Conference 2026, oo lagu Qaban doono 12-ka Agoosto 2026, Magaalada Muqdisho.

Shirkan wuxuu xambaarsan yahay hal-ku-dhigga:

"๐—˜๐—บ๐—ฝ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต ๐˜„๐—ถ๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐—ป๐—ผ๐˜ƒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฎ ๐—ฆ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ."

"Awoodsiinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyada oo loo marayo Xirfado iyo Hal-abuur, si loo dhiso Mustaqbal Waara."

Ka qeybgalka Somai Innovation Hub waxay muujinaysaa sida ay uga go'an tahay horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed, iyadoo la siinayo xirfado, aqoon, hoggaamin iyo fursado cusub oo lagu dhisayo mustaqbal waara.

Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed inay ka faa'iideystaan shirkan oo ay ka qayb qaataan doodaha, tababarrada iyo fursadaha waxbarasho iyo isku xirka xirfadeed.

๐Ÿ“… Taariikh: 12 Agoosto 2026
๐Ÿ“ Goobta: Muqdisho, Soomaaliya

Partnerships & Sponsorships
WhatsApp+252612914273
Email: [email protected]

29/06/2026

Sirta ugu weyn ee aduunku ku kala adkaaday waa tacliinta" Gudoomiyaha PUNSAA, Cabdiraxmaan Cabdirisaaq,

We successfully held an ideation session on children's education and modern technology as part of the Children Digital S...
28/06/2026

We successfully held an ideation session on children's education and modern technology as part of the Children Digital Skills Initiative (CDSI).

The initiative aims to equip children with digital literacy, practical technology skills, creativity, and an innovative mindset, preparing them to thrive in an increasingly digital world.

University students from Garowe participated in the ideation session, sharing ideas and engaging in discussions on the most effective approaches to introducing technology education to children from an early age.

Together, we are shaping the next generation of digitally empowered innovators and future leaders.


  | Empowering Somali Youth with Digital Skills for the Future.Building skills, creating opportunities, and unlocking th...
20/06/2026

| Empowering Somali Youth with Digital Skills for the Future.

Building skills, creating opportunities, and unlocking the potential of Somalia's next generation of innovators and entrepreneurs.

Garowe: Hoy cusub
19/06/2026

Garowe: Hoy cusub

17/06/2026

Bahda waxay bogaadinaysaa shaqada quruxda badan ee (Waves of Somali Innovative Arts (WOSIA) ku qabatay magaalada Gaalkacyo, taas oo diiradda saartay kor u qaadista codka haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed iyada oo loo marayo habka hal-abuurka faraxsamaysan ee gabdhaha Gaalkacyo.

Farshaxanku waa hal-abuur muhiim ah oo lagu muujiyo codadka bulshada, laguna dhiirrigeliyo isbeddel wanaagsan.

Hambalyo dhammaan ka qaybgalayaasha. Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah. Sii wada hal-abuurka, sii wada iftiiminta codkiinna, hana noqotaan hormuudka isbeddelka bulshada.

Address

Taleex
Taleex
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SiHub MediaLab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SiHub MediaLab:

Shortcuts

Share