Beeylah gaad

Beeylah gaad Halkaan Kala Soco Qisooyin Diini Ah. Soo Dhawoow Page-ka Follow Dheh Walaal🧡🙏

10/07/2026

"Khaladka aan galay wuxuu ahaa anigoo da'yar inaan guursaday"

Qisada Maryan, 7 Sanno oo kadeed aduun ah, lkn aniga taas maqabii qofku hadu isaga ku guul daaysto kuwo badan ba ku faaido

10/07/2026

😂🤣Gabdaha aya suqaar noqdo ee rag suqaar ma noqdo aniga wa nacbahay gabdaha mid baa furay kulaha
Maxamed yare fariidsanaa😆

09/07/2026

Majaajillo si qotadheer loo jilay kana turjumeysa heer ay gaarsiisan tahay qayaaliga iyo beenta lagu istiimo bulshadana lagu marin-habaabiyo iyo cadaawadu gaartay heer wiil abti loo yahay cadow loo aqoonsado.

Labadaan jilaa kaalin weyn ayay ka qaateen difaaca midnimada iyo wadajirka dalka.

09/07/2026

Buuq abuur iyo dhiiqo in uu lugaha u galiyo ayuu rabay, balse Waa caqliilay, way ka dabaalatay. Iyadoo dhul gaalo ku kortay Af-soomaaliga xoogsanooso, ayay dhaantaa kuwo badan oo Dalka ku koray, oo ku dhiiran Culimada iyo Diinta.

08/07/2026

Riyada oo laga been sheego waa gaalnimo || Sh Xassaan Abu Salmaan

08/07/2026

🤣😂Shukaansiga Tolku waaba dagaal caadi ah 😄

07/07/2026

"Somalia qofkii 1,000$ heli karay wuxuu soo degay Nairobi." Wasiir Mohamed Abdirisaq.

07/07/2026

Walaalkay Ayaa Walaashay Qaba ! Maxaa Looga Jeedaa ?

06/07/2026

Suufi qabri caabud ah duf kubax! qof dhintay oo asagiiba wuxuu ku sugan aan la aqoon qofka baryaya caqliga kujira waa noocma ?

06/07/2026

Sii-hayaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, Marwo Sacdiya, ayaa tidhi; “Dalka Soomaaliya waxa rogay waa Sheekhyada.”
markaadhan waxbo garanayn wa sidan?

Address

Garissa

70100

Telephone

+254799269843

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeylah gaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share