Anas Jama

Anas Jama Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Anas Jama, .

30/11/2024
  Dekada Garacad ee Gobolka Mudug
04/09/2021

Dekada Garacad ee Gobolka Mudug

Jawaabta saxda ah ayaa la iska rabaa
04/09/2021

Jawaabta saxda ah ayaa la iska rabaa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa farxada Munaasabada Ciida kula qaadanayo xer...
13/05/2021

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa farxada Munaasabada Ciida kula qaadanayo xerada Balidoogle ee Ciidanka Kumaandooska Danab.
Isagoona Salaada Ciida ku Tukaday Masjid ku yaala Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Saakay iyo Tel Aviv.Waxaa gabi ahaan ilbaabada loo laabay Garoonka diyaaradaha Israel ee caasimada Tel Aviv kadib gantaa...
12/05/2021

Saakay iyo Tel Aviv.

Waxaa gabi ahaan ilbaabada loo laabay Garoonka diyaaradaha Israel ee caasimada Tel Aviv kadib gantaalo kusoo dhacay xalay.

Iskuulada magaalada ayaa la fasaxay, iyadoo dadka qaar ay ka qaxeen guryahooda.

Tirada dhimashada Yahuuda ayaa sii kordheeysa, xili Wasiirka Difaaca Israel uu sheegay in xaaladda Tel Aviv waqtigaan ay qasan tahay.

Ururka Falastiiniyiiinta Xamaas ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in markale ay weerar xoogan kusoo qaadaan Tel Aviv.

Waxaa Dalalka Caalamka maanta Arbaco ah ka bilaaanaya Mudarahaadyo lagu taageerayo Shacabka reer Falastiin iyo difaaca ay difaacayaan Dhulkooda iyo Baytul Quddus.

Wargeyska Maariv ee Yuhuuda ayaa warbixin uu ka qoray duqaymihii xalay ka dhacay magaalooyinka Talaabiib iyo Lod waxa ci...
12/05/2021

Wargeyska Maariv ee Yuhuuda ayaa warbixin uu ka qoray duqaymihii xalay ka dhacay magaalooyinka Talaabiib iyo Lod waxa ciwaan looga dhigay "Dalkii waa Holcayaa.."

Address


Telephone

+252907828844

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anas Jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share