02/02/2025
Waxaan salamayaa qof kasta oo soomali ah
Waxaan lahadlayaa qof kasta oo soomali ah
Waxaan idin xasuusinaa oon is wada xasuusineynaa
Dowladii soomaaliyeed waxa ay mar walba umahad celiyaan dowladi mareykanka
Waxaan maqalnaa mar walba dowlada oo war saxaafadeed soo saarto oo dhaheysa waa ay mahadsanyihiin saaxiibada caalamka oo taakuleyn la garab taagan ciidanka soomalida
Mareykanku waxa uu ka shaqeeyaa aminiga somalia
Waxa uu noo tababaray ciidamo waxa uuna na siiyay hub iyo dhaqaalo
Bal ma is weydiinaa dagaalkii loogu magac deray
ee ciidamo mareykan lagu dilay diyaaradna looga soo riday 32sano kahor 1993
Sidee ayaan ku ilaawnay anaga kuwii naga dhintay waqtigaas
Masa jiraa wadan taakulo iska siinaya wadan cadawgiisa ah oo caalamka oo idil ku ceebeeyay waa maya
Mareykanku weli ma uusan ilaabin 20sno kabadan oo na gumeysanayayna oo shaati kale nagu dhameyay oo As noo adeegsaday kuma sabrin oo weli in uu na dabar jaro ayuu diyaar u yahay
Hadii aan runta usoo laabano oo aanan riyo been ah isku sheegin mareykan waa cadawgeyna 1aad
1,argagixiso asiga ayaa nagu dhax abuuray
2,waxa uu dadkii soomaaliyeed u diiday in ay dhaqaalahooda ay isticmaalaan oo dollar mareykan bi's ayan wada rabnaa manta
3,siyaasad soomali ma degi kareyso ilaa dhaqaalaha mareykan laga maarmo oo soomali isku filnaato
4,khawaarij iskama xureyn karno ilaa xarumaha mareykan ku dhax yaalaan bali doogle &xalane& guud ahaan gudaha somalia
5, hormar magaari kareyno ilaa ay siyaasiyiintaynu fahmayaan in mareykan cadawgeyna uu yahay
6,Hormarna ma gaari kareyno ilaa ay ganacsatadu fahmayaan in ay dhaxalkii ay lahaayeen ee ahaa dal&dad ba ay dayacanyihiin waxa ay wadamada kale ugu cararayaana ay ka ogaanayaan in ay riyo been abuura ay tahay
7,nabadna ma heleyno ilaa ay ciidamadeynu kamarmaan ciidamo shisheeye ah oo difaac u galo
Sidee uga bixi karnaa dhibaatada uu maanta la daalaa dhacaayo wadankeyna oo ula tartami karnaa dunida inteeda kale
Waxaan uga baxeynaa
1,shacab soomaaliyeed meel kasta hajoogo oo isku duuban aan qabiil qabiil isku kala qaadeyn kana fikira mustaqbalka jiilka naga dambeeya
2,Shacab la xisaabtami kara madaxdayna runtana u sheegi kara
3,Shacab fikiraaya oo wax soo saari kara dhinac walba iskugu jira
Waxyaabaha muhiimka noo ah inaan soo saarano ama helno oo dowladu garab nagu siiso
1,Lacag uu dalkaynu leeyahay oo aan uga maarano dollar
2,Luqadeyna soomaaliga ah oo aan kuwada hadalno luqadaha kalena meel iska dhigno
3,dhulkayna oo kala soo baxno dhaqaalaha kana maarano waxa dalka laga helaa ee dibada nooga imaanaya
4, in aan dhiiri gelino dadka wax soo saarka leh ee ay ugu horeeyaan enginer_ada
kuna dar wixii aan ka tegay