10/05/2026
Rer Diinsoor maanta codkooda ayay ku cibaadeysteen, si nabad ahna ugu muujiyeen rabitaankooda iyo doorashadooda. Waa maalin taariikhi ah oo muujineysa wacyiga, midnimada iyo awoodda shacabka Diinsoor. 🗳️👏
Dc Ibrahim Maxamed