Qalbiga furan

  • Home
  • Qalbiga furan

Qalbiga furan Please add and advertise your goods shop and busness

22/05/2021
02/08/2017

Maxad utaqaan ubo
Waa geed ubaxa sida jiifka ah ama dhulka seexda wuxuu bixiya hamo u eg sida qumbaha kuwaso aad ukora lana yidhaa ubooyin, waxtar ahaan waxa loo isticmaalaa weel ahaan waana shay qaro le oo ilaalin karta waxyaabaha dareeraha ah waxba lagu shubta lagu kaydsadaa dadka xoolo dhaqatada ah ba isticmaala inta badan.

06/07/2017

Imisa jir baa geelu ku qaan gaadhaa!

08/01/2017

Xiliyadaa ku saacidoo.
Waadigan xaglinayee.
Markay tahay xagaagee.
Xeebaha mari karin.
Xagaygaad usoo go'i

08/01/2017

Soomaali pritish iyo itely are seperated each other and they move from each ather in 1991 18 may were established the somalind goverment which has nominated before somali pritish.

27/12/2016

Ma istidhaa wakhtigu wuu ku eryanayaa adna wd ka rooraysaa,
ma ogtahay inaadan ka dheerayn karayn.

27/12/2016

Aduun waayihiibuu wataa.
Wakhtiguna waa roorayaa.

18/09/2016

Mar walba waxaad uheelan hamiga aduunyo waxaad tahay ruux door biday hawadiisa lkn hanoqon sidaa, hogaanka uhay naftaada, Allena ku xidhnow mar kasta.

17/09/2016

Jazakallah Alle haydin jeclaado sidad ii jeceshn

30/08/2016

Dawga noloshu waa mid raf ah una baahan adkaysi iyo sabar badan

26/04/2016

Qasnadaha jacaylkaba.
Quful baan is leeyahay.

Address


Telephone

+252634060144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalbiga furan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share