Deeq Osman

Deeq Osman I have a strong academic grounding in Social research, community adviser, management consultant and

My consultancy background spans more than 5 years’ experience of International Disaster Response Network (IDRN) consultancy successfully promoting, evaluating, directing, implementing and reporting humanitarian aid programs that provide both immediate emergency relief and sustainable local development, provision of logistical and technical support, and the preparation of funding submissions and grant proposals.

Bari ilaa Galbeed waa isbedel doon.
27/10/2024

Bari ilaa Galbeed waa isbedel doon.

Buug uu qoray Matthew Syed oo la yidhaado 'Black Box Thinking'Meeris ka mid ah buuga waxa ku jirtay ''Cognitive dissonan...
10/06/2024

Buug uu qoray Matthew Syed oo la yidhaado 'Black Box Thinking'

Meeris ka mid ah buuga waxa ku jirtay ''Cognitive dissonance'' oo qoraaga buugu ku sharaxay aragti ama fahmo la'aanta garaadka, aragti la'anta garashadu waxay dhacdaa marka uu qofku ka baqanayo inuu qirto khaladkiisa, tani waxay ka imanaysaa cabsida gudaha ee fashilkiisa, markaas wuxuu isku dayaa inuu cidkale dusha u saaro ama uu iska indhatiro.

Intan markaan la akhriyay khudbadii madaxwaynaha waxa ii soo baxday in madaxwaynuhu khaladaad isaga xukunkiisa ka yimid uu isku dayayo inuu cid kale eedeeda dusha u saaro.

Ku guuldareysiga in wax laga barto khaladaadka ayaa ah mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee hortaagan horumarka aadanaha.

Nin waayeel ah ayaa soo fadhiistay xeeliga/dhinaca Webi biyo qurxooni marayaan oo laydh macaanina ku dhacayso , kuma dab...
11/04/2017

Nin waayeel ah ayaa soo fadhiistay xeeliga/dhinaca Webi biyo qurxooni marayaan oo laydh macaanina ku dhacayso , kuma dabaalanayo kamana cabayo biyaha balse kaliya wuu daawanayaa.
Isaga oo arkaaya ayaa meel aan ka fogayn waxa soo orday Hangarale/dibqalooc wuuna ku dhacay biyihii , ninka waayeelka ahi inta uu deg-deg u soo kacay ayuu gacanta midig biyihii geliyey waxuuna isku dayey inuu ka soo saaro.
Hangaralihii wuu qaniinay waliba qaniiyo uu odaygu aad uga damqaday ayuu qaniinay wuuna kala soo booday gacantii isaga oo qaylinaya.
Hadana waxa uu arkay inuu xaalad khatar ah ku jiro hangaralihii gacantii midig oo uu xanuun dartiiuu kor u hayo ayuu hadana tii bidix geliyey biyihii si uu u badbaadsho mar kale.
Hadana wuu qaniinay sidii si leeg ayuu ugala soo booday isaga oo qaylinaya.
Waxa wali u muuqda dibqaloocii oo biyihii hafinayaan.
Mar saddexaad ayuu u diyaar garoobay inuu gacanta ku celiyo biyihii si uu badbaado kale u fidiyo.
Nin meel aan ka fogayn fadhiyey oo xaalada la socday ayaa markan ku qayliyey isaga oo leh "Maya maya ku waano qaado waxii ku soo gaadhay markii koobaad iyo labaad".
Odaygii muu maqlin ee uu geliyey gacantii markanse qayladiisii waxa uu soo raaciyey inuu dibada u soo saaro dibqaloocii oo nool.
Odaygii waxa uu u dhaqaaqay xaga wiilkii la hadlayey inta uu garabka gacanta ka saaray ayuu ku yidhi"wiilkaygiiyoow dabeecada Dibqalooca ayey ka mid tahay inuu wax qaniino inaan wax caawiyo una dhibirsanaadana waxay ka mid tahay dabeecadayda sidaas awgeed dabeecadiisa xumi maaha inay bedesho tayda wanaagsan."

Xigasho: Cumar Seerbiya

Congratulation for your achievement, minister of presidential castle.
04/04/2017

Congratulation for your achievement, minister of presidential castle.

Ciid Mubarak.Ciid wanaagsan dhamaan ehel iyo asxaaba Caafimaad iyo Nabadgalyo Ku ciida, Alle ciidan ciideeda haynagu gaa...
12/09/2016

Ciid Mubarak.
Ciid wanaagsan dhamaan ehel iyo asxaaba Caafimaad iyo Nabadgalyo Ku ciida, Alle ciidan ciideeda haynagu gaadhsiiyo bash bash iyo Barwaaqo haynagu gaadhsiiyo.
تقبل الله منا ومنكم الصالح الاعمال المبارك اعاد الله علينا وعليكم بالمني وبركات سنين والاعوام .
وكل عام وانتم بالخير

31/08/2016
Waa xikmad dhaxalgal ah iyo Waa maal aan sal guurayn.
16/02/2016

Waa xikmad dhaxalgal ah iyo Waa maal aan sal guurayn.

lets go to school!!!!!!!
08/10/2015

lets go to school!!!!!!!

Dhalinyaradu maxay qabsan karaan haday isu tagaan?
30/08/2015

Dhalinyaradu maxay qabsan karaan haday isu tagaan?

Barnaamijkan dhalinyarada waxaa marti ku ah xubno ka tirsan ururka dhalinyarada Haldoor oo mashaariic horumarineed ka fuliyay deegaano ka tirsan somaliland d...

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252 63 4480561

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deeq Osman:

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share