14/06/2026
Taarikh Cusub: Cartan.
Trump wuxuu doonnayay inuu Soomaalida bahdilo isla markaana uu niyad jabiyo garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan.
Laakin, taasi waxay garsoore Cartan u noqotey f***j, wuxuuna maanta noqday garsooraha ugu caansan Dunida, heer wuxuuu gaadhay uu taarikh cusub qoro oo uu noqdo garsoorihii ugu horreeyay taarikhda Afrika ee dhex'dhexaadin doona finalka UEFA Super Cup. Kulamada ugu waawayn kubada cagta.
Waxaa qaada dhigaya marreegaha Sports-ka iyo kuwa UEFA- Yurub, oo ay ku taxan yihiin boqolaal Milyan. Afrikan garsoore ah oo koob aduun ka qayb gala waa la arkay, laakin lama arkin garsoore Afrika ka socda oo magacaas iyo maamuska u helay horrey u sameeyay.
Inta koobka adduunka la hadal hayo inta Cartan dunnidu ka hadlaysaa badan. Afrikoo dhan ayuu taarikh u dhigi doona, haduu fursadahan ka faa'ideysto. Dhalinyarada Soomalidana masraxyada uu ka muuqanayo fursad bay u noqon doonta.