10/21/2024
TOLMOON GROUP COMPANIES.
Waxaan kugu soo dhawaynayna Tolmoon Group Companies oo ah shirkad bixisa adeegyo kala duwan sida.
1- TOLMOON ONLINE MARKETPLACE🛍
2- TOLMOON GRAPHICS DESIGN ✏️
3- TOLMOON MEDIA BROADCASTING🔊🎬
4- TOLMOON PODCAST 🎧🎤
1- TOLMOON ONLINE MARKETPLACE
oo ah goob ama suuq online ah kaas oo aad ku iibin karto products kaga ama ka iibsa karto wixi aad adeeg u bahan tahay. Tolmoon Marketplace ama suuqa Tolmoon waxa aad ka heli karta goob ama store online ah oo aad ku iibiso products kag.
2- TOLMOON GRAPHICS DESIGN
Oo ah shirkad kuu samayn doonta ama kaa haqab tiri doonta bahiyaha graphics design ka sida in lagu sameeyo LOGO, iyo dhaman wixi quseya design ee aad u bahan tahay.
3- TOLMOON MEDIA BROADCASTING
oo ah shirkad bixisa adeegyada Media ha sida xayeysiinta ganacsigaga oo aan gaarsiin doono dad badan oo kala duwan ama kala joogo dafaha caalam ka.
4- TOLMOON MEDIA & PODCAST
Tolmoon Podcast waa podcast aan ku soo gudbino barnaamijyo kala duwan kuu khuseeya bulshada somaliyeed sida
Dhaqanka, Taariikhda, Madadaalada, la sheekaysiga haldoorka bulshada, Dhalinyarada, Aqoonyahan ka kala duwan, Culumada, Cafimaad ka, daagalanka wax yabaha khatarta ku ah bulshada, Wacdigalinta iyo ka hortaga wax yabaha dhibka ku ah Dhalinyarada
Sida mukhadiraad kala duwan iyo Barnaamijyo kale oo muhiim ah.
Fadlan ku xirnow Tolmoon Podcast.
TOLMOON GROUP COMPANIES
Waxa ay qabata dhammaan adeegyada kor ku xusan fadlan nagu soo biir waxa aanu rajaynayna in aan ku caawino kunala horumarino ganacsigaaga Inshaallaahu tacaala.
Fadlan nagala soo xiriir.
Email 📧 [email protected]
Website: wwwa.tolmoongroup.com
Sido kale Fadlan follow naga soo dheh pages keena kala duwan sida.
Tolmoon Group Companies
Tolmoon Market
https://tolmoonmarket.com/
Tolmoon Media & Podcast
Graphics Design
Mahadsanidin.