Jaleelo Media

Jaleelo Media BOGGA XAYEESIIMAHA GANACSIYADA
& SUUQGAYNTA DANABAYSAN

09/26/2026

Jaale Siyaad

09/25/2026

Bal daawo !
Mid kamid ah ayaan darrada haysata umadda Soomaaliyeed !

09/25/2026

Maxay tahay caqabadda waxbarashada Soomaaliya aysan wax uga badalin nolasha Soomaalida ?


09/24/2026

Waxaa hoolka khudbadaha qaramada midoobay isaga dareeray badi dawladaha xubnaha ka ah kadib markii Sh.yd.anka Netayahu uu soo istaagay minbarka

09/24/2026

ay soo duubeen xuutiyuunta kaas ay sheegeen inay xeryaha Sacuudigu ka baxay ay ka heleen dhalooyin khamri ah !


09/24/2026

Daawo hadalkii uu ka yiri midnimada madaxwayne h**e Cabdullaahi Yuusuf

09/24/2026

: Wafdigii Somaaliland ee joogay Maraykanka oo uu nolasha ku qabtay muwaadin Falatiini ah kaas oo ku haysta sababta ay Yahu1da u raaceen !?

09/24/2026

Khudbaddii madaxwaynihii h**e ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo


09/23/2026

Dr Hassan Hashi oo kamid ah barayaasha Jaamacqdda Bariga Africa Faraca Galdogob oo sharaxaya qaybaha kala duwan ee kuliyadda Culuumta caafimaadka

09/22/2026

Waa maxay waxa ay ka faa'iidaystaan Siyaaysiyiinta Soomaalidu ?


Address

Saint Paul, MN

Telephone

+252906886708

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaleelo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share