Nfd ogadenia jubaland

Nfd ogadenia jubaland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nfd ogadenia jubaland, Advertising/Marketing, 3137 7th Avenue nw willmar mn 56201, Willmar, MN.

12/20/2024
09/20/2024

Waxan fahmi la ahay sababta ethopia hub sharci daro ah ay usoo galinayso gudaha somalia waliba ciidamada Liyupolice ay u galbinayan maxa khaldan oo ay somalida u fahmi la dahay ethopia damaca ay leedahay

09/18/2024

Reer ka ogaden ugu doqonsan awal waxay ahaayeen reer qansax C=lkiin hada 2024
Waxa booskasi sogalay reer quwaax =M

Ethopia iyo somalia haday is qabtaan ogadenow dhankeed la jirtaan aragtidaada wa muhiim?
09/17/2024

Ethopia iyo somalia haday is qabtaan ogadenow dhankeed la jirtaan aragtidaada wa muhiim?

08/01/2024
07/04/2024

Afgambi kusoo wajahan somalia tolow sababtu wamaxay?

Kumade absame ogaden dhagahiina fura somalia wadadii burburka beey afka saartay afgambi ba kusoo socdo taliye sulub waxa...
07/04/2024

Kumade absame ogaden dhagahiina fura somalia wadadii burburka beey afka saartay afgambi ba kusoo socdo taliye sulub waxa lagu badali raba ina diyaano kursigas oo majeerten iyo dani lagu maslaxeynayo wa in la badbaadiyo somalia 🇸🇴 warning ⚠️

06/25/2024

War heedhe xasan sheikh wax wayn ba ka khaldan ethopia badeena way isticmali kartaa bu yiri warkasi halkuu ka keenay yaab walahi odaygi wu isku dhex yacay tageeradiisa ban ahaa lkiin wan ka fiirsan doona odayga wa laga dhex hadlay

06/24/2024

Cabdirahm xusein ninka dilay iyo midka amarka ku bixiyay hadana shirciga la hor keenin weekgan sharci aanu xeerin ma jirto talabo banu qaadi reer warfagu iyagu waxay dilaan wa la qisaasa lkiin markii la dilo in la dhaho gacan ku dhiiglaha xabsi ba lagu hayni

06/23/2024

Horta turky hadusan ethopia naga dhicinaynin maxay noogu dirtay ethopia wa kuwan soo galay iyago ciida ka badan ama abniga ogaden ha lagu wareejiyo iyaga af yaqano injirleyda ama turky wa inu sidan wax ka badala sidani si ma ahan ilah baa na leh

06/23/2024

Si fog iyo si dhawba waxan ula socda dilka loo geeystay walalkay cabdirahman xusein codsi wa in naloo fuliya qisaasta sida ugu dhakhsaha badan inta aana qof waxba galabsanin aana waxyeelo u gaadhin codsi ku socdo jubaland

Address

3137 7th Avenue Nw Willmar Mn 56201
Willmar, MN
56201

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nfd ogadenia jubaland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nfd ogadenia jubaland:

Share