Baari Design

Baari Design Baari Design
Graphic Design | Video Editing
DM for work
Fariin noo soo dir shaqadaada

GEEDFADHI: Geedka Doodaha iyo Fikradaha wuxuu markan idiin wadaa Fahad Yaasiin. Jimcaha iyo Salaadda Casar keddib yuusan...
14/05/2026

GEEDFADHI: Geedka Doodaha iyo Fikradaha wuxuu markan idiin wadaa Fahad Yaasiin. Jimcaha iyo Salaadda Casar keddib yuusan ku dhaafin wada-sheekaysiga oo dhammaystiran.

𝘽𝘼𝙇𝙇𝘼𝙈𝙄𝙉: Geedfadhi waxaa marti ku ah Fahad Yaasiin, Agaasimihii h**e ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Maamulkii Madaxweyne Farmaajo.

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing See less See less

Jimco Wanaagsan Dhamaantiin Ilaahay ha inoo barakeeyo maalintaan kheyrka badan. 🤍🤲🔥🔥 Baari Creative🎨 Baari Studio💻 Baari...
14/05/2026

Jimco Wanaagsan Dhamaantiin
Ilaahay ha inoo barakeeyo maalintaan kheyrka badan. 🤍🤲🔥

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing See less See less

Islii Gas deliversEastleigh.🔥 Baari Creative🎨 Baari Studio💻 Baari Digital🖼️ Baari Graphics🎬 Baari Video Editing📱 Baari M...
14/05/2026

Islii Gas delivers

Eastleigh.

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing See less

Sheekadii Juxa iyo Xaalka Madaxweyne Xasan SheekhGeed Fadhi: Cabdikarin Xuseen Guuleed.🔥 Baari Creative🎨 Baari Studio💻 B...
05/05/2026

Sheekadii Juxa iyo Xaalka Madaxweyne Xasan Sheekh
Geed Fadhi: Cabdikarin Xuseen Guuleed.

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing

Arise Africa SIMUKA AFRICAARISE AFRICAAfrika waa kacaysaaAfrika waa ifaysaaAfrika waa codkeeda helaysaaQalbiga Afrika ma...
28/04/2026

Arise Africa
SIMUKA AFRICA
ARISE AFRICA

Afrika waa kacaysaa
Afrika waa ifaysaa
Afrika waa codkeeda helaysaa

Qalbiga Afrika marka uu hadlo
hees sidan oo kale ah ayuu noqdaa
Arise Africa


rica


🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing

HAMBALYO AROOSKA SALMA SAALAHHambalyo iyo bogaadin diirran ayaan u dirayaa Salma Saalah munaasabadda arooskeedaAlle ha u...
28/04/2026

HAMBALYO AROOSKA SALMA SAALAH
Hambalyo iyo bogaadin diirran ayaan u dirayaa Salma Saalah munaasabadda arooskeeda
Alle ha u barakeeyo gurigeeda cusub
Ha ka dhigo reer lagu nasto
jacayl naxariis iyo barwaaqana ha ku noolaadaan
Aroos wacan Salma Saalah


AROOSKII SALMA SAALAH & TEAM T27 MOGDISHU SHIDAY AROOSKA

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing

Bandhigga Buugga Maaraynta DhaqaalahaWaxaa si qurux badan loo daahfuray bandhigga buugga Maaraynta Dhaqaalaha oo uu qora...
26/04/2026

Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha

Waxaa si qurux badan loo daahfuray bandhigga buugga Maaraynta Dhaqaalaha oo uu qoray Dr Hamza Habiib

Buuggani wuxuu bulshada siinayaa faham muhiim ah oo ku saabsan sida loo maareeyo dhaqaalaha qorsheynta maaliyadda iyo kobcinta aqoonta dhaqaale

Hambalyo Dr Hamza Habiib
Aqoon iyo horumar ayaan kuu rajeynayaa

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing

Mahad Salad iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur WarsameWuxuu tilmaamay in siyaasadda ay ka weyn tahay walaalnimada qaraabada i...
26/04/2026

Mahad Salad iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Wuxuu tilmaamay in siyaasadda ay ka weyn tahay walaalnimada qaraabada iyo dadka wada dhashay

Siyaasaddu ma aha gafuur tuur
mana kala geyso dadka wada dhashay ama dantu ka dhaxeyso

Fikirka iyo rabitaanka waa lagu kala duwanaan karaa
laakiin walaalnimada iyo is xushmeyntu waa saldhig aan guurin

Taliyeheenna Mahad Salad
Xildhibaankeenna Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Dooddu way jiri kartaa
laakiin walaalnimadu waa ka weyn tahay siyaasadda.

Hambalyeeyo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Faracadde Ugaas Muumin.

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing
🙏

ShabalaalaBidareey aboow yarkan sxbkaa Saciid Madaxeey ma iska dhaaftidSanduuq kasta waad ka boobeysaaAsxaab badan oo sx...
26/04/2026

Shabalaala
Bidareey aboow yarkan sxbkaa Saciid Madaxeey ma iska dhaaftid
Sanduuq kasta waad ka boobeysaa
Asxaab badan oo sxb la ah ayaa taageersan
Sanduuqan maa ka qaaleysid. SHABALAALA

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing

Mustafa Art 🎨International Somali Arts 🇸🇴✊Farshaxan Soomaaliyeed oo dunida gaaraWaxa aad hadda haysatid iyo xaaladda aad...
26/04/2026

Mustafa Art 🎨
International Somali Arts 🇸🇴✊

Farshaxan Soomaaliyeed oo dunida gaara

Waxa aad hadda haysatid iyo xaaladda aad ku sugan tahay ku qanac
Qanaacadu waa furaha xasilloonida iyo horumarka

Soomaali hadday dadaasho heer sare way gaari kartaa

Mustafa Art
Farshaxan dhaqan iyo dhiirrigelin Soomaaliyeed

🔥 Baari Creative
🎨 Baari Studio
💻 Baari Digital
🖼️ Baari Graphics
🎬 Baari Video Editing
📱 Baari Media
✨ Baari Design
Baari Design | Graphic Design | Video Editing

Address

Nairobi Kenya
Nairobi
00610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baari Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share