10/09/2020
______```Ogeysiis ogeysiis ogeysiis```______
Dhamaan ardeyda jecel waxbarashada gaar ahaan ardeyda xiiseyneysa iney noqdaan Graphic Designer Gateway Academy wuxu idin haya koorso ah computer Graphic Design gaar ahaan cs6 2020
Hadaba hadi ad daneyneysid inaad noqoto qof xirfadleh ah fadlan ka faideyso korsadani i.a
Koorsadani waxan ku qadan doona intey socoto sida
√√ sameynta borarka kala duwan
√√ sameynta ID-karada
√√ sameynta loogoyinka
√√ sameynta istic-kers ka
√√ sameynta Teesaroyinka
√√ sameynta Bannerska
√√ sameynta Shahaadoyinka
√√ sameynta photoshop Effects ka
√√ sameynta invitations cards ka
√√ sameynta Tiimbarada
√√ sameynta Bussines Cards yada
√√ sameynta Brochure Design yada
Iyo Designs kale oo u badan fadlan hadi add daneyneysid kooradani link ga hoose raaac 🔜
https://surveyheart.com/form/5ea14532f90e3e429e3432ce
Ama whats up numberkan nagula so xirir
+252615582823
Mahadsanadiin