REJO ACADEMY

REJO ACADEMY REJO ACADEMY empowers youth through creative training in multimedia, video, audio, and digital skills

REJO ACADEMY  waxay bilaabeysaa koorso xirfadeed oo cilad-bixinta iyo programmingta mobilada. Koorsadan waxay u furan ta...
04/11/2025

REJO ACADEMY waxay bilaabeysaa koorso xirfadeed oo cilad-bixinta iyo programmingta mobilada. Koorsadan waxay u furan tahay dhammaan dadka doonaya in ay helaan xirfad shaqo oo sugan.

📌 Tirada ardayda la qaadanayo waa kooban—iska diiwaangeli hadda.

📞 +252 615557991 / 0615712775
📧 [email protected]

29/10/2025

Cabdullaahi Cabdi Maxamed wuxuu ka mid yahay ardayda REJO ACADEMY ka barta saxaafadda, muuqaal sameynta iyo cod hagaajinta. Wuxuu qeyb ka yahay ardayda bishan October bilaabay tababar socon doona saddex bil.

Ma iska diwaan galisay koorsooyinka REJO ACADEMY? 📞 Call: 0615712775  📱 WhatsApp: 0615557991  📧 Email: rejoacademy@gmail...
19/10/2025

Ma iska diwaan galisay koorsooyinka REJO ACADEMY?

📞 Call: 0615712775
📱 WhatsApp: 0615557991
📧 Email: [email protected]



📢 Tababar Cusub oo Ka Furmay REJO ACADEMY – Guriceel! 🎉Maanta waxaa si rasmi ah xarunta REJO ACADEMY ee magaalada Gurice...
11/10/2025

📢 Tababar Cusub oo Ka Furmay REJO ACADEMY – Guriceel! 🎉

Maanta waxaa si rasmi ah xarunta REJO ACADEMY ee magaalada Guriceel uga furmay tababar socon doona muddo 3 bilood ah 🎓.
Tababarkan waxaa lagu baranayaa:
✅ Sharciyada Saxaafadda
✅ Muuqaal Sameynta (Video Production)
✅ Cod Hagaajinta (Audio Editing)

Ujeeddada barnaamijkan waa in dhalinyarada la siiyo xirfado casri ah oo ay uga faa’iideeyaan warbaahinta iyo hal-abuurka dijitaalka ah.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ka qaybgalayaasha tababarkan qiimaha leh. 📸🎙️

Ogeysiis dadka xiiseynaya warbaahinta iyo ka shaqeynteeda. REJO TV waxay bilaabeysaa tababar 3 bilood ah oo loogu talaga...
02/10/2025

Ogeysiis dadka xiiseynaya warbaahinta iyo ka shaqeynteeda.

REJO TV waxay bilaabeysaa tababar 3 bilood ah oo loogu talagalay dadka xiiseynaya warbaahinta:
Waxaad baran doontaa muddadaas.

📌 Sharciyada Saxaafadda
📌 Muuqaal Sameynta
📌 Cod Hagaajinta

Tirada ka qeybgalayaasha waa kooban tahay, waxay ku eg tahay is diwaan galinta 10-ka October.

Hadda is diiwaan geli si aad uga mid noqoto.

La xariir 📲 WhatsApp: 0615557991 / 0612957575

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when REJO ACADEMY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share