30/03/2025
IID Mubarek
Dhammaan Walalahey Iyo umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee iidul Fidriga, Waxaan Allah ka baryaya in uu innaga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee aynu gudannay bishii Ramadaan.
waxaan Allaha ka baryaya
inuu ciiddan ciiddeeda nagu gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo
iid wanaagsan.