ERAR TV Somali Journalist |based in Nairobi|
(1)

Maalin dhawayd waxaa ay ku beegnayd maalinta cagaarinta oo Degaanada Ethiopia dhir beeris laga sameeyo,Hadaba inagu Baar...
08/08/2026

Maalin dhawayd waxaa ay ku beegnayd maalinta cagaarinta oo Degaanada Ethiopia dhir beeris laga sameeyo,

Hadaba inagu Baaris ma ku samaynay Geed h**e oo aan beernay oo baxay.?

Ethiopia da kale inteeda badan xilligan waxay u tahay xilli roobaad halka aan inagu diraac ku jirno.

Miyay kula tahay geedka maanta Shilaabo lagu beeraayi inuu labo daqiiqo sii qoyanaan, waa maya.

Muuqaalka hadal haynta dhaliyay ee faraska uu Degaaanka ka sameeyay, waan daawaday Ciwaan kayga waan ku Shar gareeyay xa...
07/08/2026

Muuqaalka hadal haynta dhaliyay ee faraska uu Degaaanka ka sameeyay, waan daawaday Ciwaan kayga waan ku Shar gareeyay xalayba.

Ha la haado dhaliilo yar yar oo makhrajka codku ka baxayo iyo laxanka ah lkn waan u bogay 100%.

Takale waa caadi in qof Degaanada Somalida ka yimid laga caawiyo Barnaamijyo noocaas ah sida inagaba markaan Somalia tagno la inoo soo dhaweeyo.

Ma aha tartan iyo wax aad qaban waydeen ayuu hebel qabtay ee waa hebel safar ayuu u soo galay wuuna go'aan saday inuu shaqadaas qabto soo dhawayn iyo xidhiidh ka samaysasho ayaa inooga bannaan illen barriba waad u tagi kartaaye.

Degaan keena hadaan innagu boqol muuqaal ka samayno waxaa ka saamayn badan muuqaalka uu wiilka gobolada kale ka yimid sameeyo, sababtuna waa mid dabiici ah oo Kamil Kodhodho waaka Muqdisho sh*tay.

Yaan loo dhigin tartan iyo wax cid qaban wayday oo loo ciidan doontay.

Abdirahman Avocado

07/08/2026

Siciid Dani oo Amaro kul kulul soo saaray Waarana u jaray raggii la tartami lahaa.

Maamulka Dagmada Fiiq ee Caasimada Gobolka ERAR ayaa Bulshada magaalada u qabtay, shir wacyigalin ah.Shirka ayaa diiradd...
07/08/2026

Maamulka Dagmada Fiiq ee Caasimada Gobolka ERAR ayaa Bulshada magaalada u qabtay, shir wacyigalin ah.

Shirka ayaa diiradda lagu saarayay ,ka hortagga tahriibka iyo iskaashiga amniga.

Dowladda Jubbaland Somalia iyo Maraykanka oo Daah, furay mashaariic aad u farabadan hormarka iyo Amni isugu jira.
07/08/2026

Dowladda Jubbaland Somalia iyo Maraykanka oo Daah, furay mashaariic aad u farabadan hormarka iyo Amni isugu jira.

Dowladda Somalia ayaa sheegtay In ay Hargaysa ka dhisayso, waddooyin waawayn oo Malaayiin dolar ku baxayso iyo Buundooyi...
07/08/2026

Dowladda Somalia ayaa sheegtay In ay Hargaysa ka dhisayso, waddooyin waawayn oo Malaayiin dolar ku baxayso iyo Buundooyin.

Balmaxay adiga kula tahay?

Jigjiga ma dadkii loogu yimid ee loo dhisay baa ku faa'iido qaba mise dadkii gobolada kaga yimid ee dhistay.?
06/08/2026

Jigjiga ma dadkii loogu yimid ee loo dhisay baa ku faa'iido qaba mise dadkii gobolada kaga yimid ee dhistay.?

06/08/2026

Halkuu ka billowday Khilaafka Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Maamulka Waqooy Bari

06/08/2026

Dani ayaa gabi ahaanba kala diray ciidamadii PSF ee Puntland oo dhan

Dhallinyarada Fiiq ayaa ka mid ah kuwa ugu isticmaalka badan baraha bulshada. Ilaahay amarkii waxay uun difaac ka galeen...
06/08/2026

Dhallinyarada Fiiq ayaa ka mid ah kuwa ugu isticmaalka badan baraha bulshada. Ilaahay amarkii waxay uun difaac ka galeen, xoraynta qaybta faallooyinka (comments), marka laga reebo Ayanle Dalmar Capitano .

Waxaan leeyahay walaalayaal, .
Waxaan hubaa inaysan jirin dhallinyaro idinka habboon inay dareenka bulshada deegaanka jihayso.

Dadku intii badnayd way liin baxday ee kor inoo soo bixiya oo isku duubni halla muujiyo.

Address

12
Brisbane City, QLD
4112

Telephone

+251915559955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ERAR TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ERAR TV:

Shortcuts

Share

Category