Ibraahim Caydiid " Al Xaqiiqa "

Ibraahim Caydiid " Al Xaqiiqa " Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibraahim Caydiid " Al Xaqiiqa ", 130 Wells Street, Southbank, Melbourne.

05/07/2025

Hadalka Badhasaab ku xigeenka G. Maroodi-Jeex waa mid Dadka kicinaaya oo la moodo inuu leeyahay wax iska celiya. Waa dawlad iyadu fidnada ka shaqaynaysa waligeed tanoo kale lama arkin

Photoshop bay iskugu keeneen bal jactadka iyo laalaabka khamiiska sheekha isku eega labadaas sawir 😂😂
29/01/2025

Photoshop bay iskugu keeneen bal jactadka iyo laalaabka khamiiska sheekha isku eega labadaas sawir 😂😂

06/11/2024
06/11/2024

Mujaahid dalku kaama maarmo ee 5 kalena na Hogaami ✅

28/10/2024

Ninka Calankaas qaadan waayaa waa nin Firdhiye u codeeyey iyo Huwan

30/09/2024

"Fadlan sii gudbi si ay xaqiiqdu Dadka u gaadho"Waxay soo baxday hada oo ay taariikhdu tahay Monday 30 of December 2024.

20/05/2022

Xildhibaan Barkhad Batuun oo lagaga foodhyey Xafladii lagu sheegayey Isbahaysiga.

14/05/2022

Cabdilaahi ha is dhegaysto isagaa jawaab isugu filane.

14/05/2022

Cabdiqaadir jirde xaqiiqda ayuu idiin sheegay Ninka uu idiinka digayaana waa Ciro.

08/05/2022

"Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waa markhaati nool oo ka waramaya sidii Somaliland loogu dhawaaqay"
____________________________________________

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ahaa Gudoomiye lu xigeenkii SNM waxa uu inoo sheegayaa inaanu Gudoomiyihiisii AHN Cabdiraxmaan Axmed Cali doonaynin inay Somaliland Dawlad Madax banaan ay noqoto oo isaga oo ku xigeenkiisii ahaa uu raacay wixii shacabkiisu ay doonayeen.

Taariikhda been lagama sheego qabyaaladna laguma duudsiyo wixii dhacaye sidooda ayaa loo sheegaa haday xitaa Aabahaa saamayn ku yeelanayso.

Quraanka ilaahay ayaa taariikhda looga maarmi waayey oo Nebi Moxamed Adeerkii oo Gaal ahaa lagu xusay inaguna waxaynu u soo joognay ayeynu doonaynaa inaynu qabyaalad ku qarino.

Waar Caruurtiina runta u sheega si khaladaadkii inaga yimi ay wax uga bartaan oo aan Dalka markaynu dhimano aan Dalka looga qaadin.

Allah Kariim

Address

130 Wells Street, Southbank
Melbourne, VIC
3006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibraahim Caydiid " Al Xaqiiqa " posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share