Gelle Bashir

Gelle Bashir PASSIVE INCOME YO HUSTLING SIDE KABA SIDA LOO SAMEEYANA WAN SOO DHIGAA.

SALAAM WLL WELCOME
HALKAN WAXAN KUSOO GUDBIYAA SIFOOYINKA ONLINE KA LOOGA SHAQEYSTO, FREELANCER, AFFILIATE MARKETING IYO FURSADAHA GANACSI EE SOOMALIYA KA BANAAN.

18/02/2023
muddo kooban ku hel websitekii riyadada,✅Haddii aad ganacsade tahay mid aad kuso bandhigto ganacsigaga✅Haddii aad dhaqta...
26/09/2022

muddo kooban ku hel websitekii riyadada,

✅Haddii aad ganacsade tahay mid aad kuso bandhigto ganacsigaga

✅Haddii aad dhaqtar tahay mid aad kuso gudbiso taloyinkaga ama articles-kaga

✅Haddii aad arday tahay mid aad blogging ku bilowdo

✅Haddii aad macalin tahay mid aad kuso bandhigto casharadada

Nagu soo biir : +252 63 4221672

Waxaan kaa caawinaynaa in ganacsigaagu uu gaadho dadyawga daafaha dunida ku kala nool si uu ganacsigaagu horumar baaxad ...
26/09/2022

Waxaan kaa caawinaynaa in ganacsigaagu uu gaadho dadyawga daafaha dunida ku kala nool si uu ganacsigaagu horumar baaxad leh u sameeyo

Waxaan maanta shaaciyey services cusub oo ay shirkadeyda soo kordhisey. qofki raba in uu bilaabo online business baan ka...
24/09/2022

Waxaan maanta shaaciyey services cusub oo ay shirkadeyda soo kordhisey. qofki raba in uu bilaabo online business baan ka caawin donaa oo la dhisi doonaa ganacsi casri ah . Sidoo kale shirkadaha rabo in ay ganacsi gooda internet soo galiyan ban ka caawin donaa. Aniga iyo Team kayga waxan diyaar unahay in aan technology casriga ah aan business yada Somalida la jaanqaad siino.

Services we offer

1. Website Development
2. Logo design
3. Digital marketing strategy
4. Advertising

WhatsApp 63 4221672
Telegram group https://gargaar.online/

Waa maxay appka sweatcoin??Sweat coin waa app maalmahaan social mediaha qabsaday oo dad badan ay aad u hadal hayaanAppka...
13/08/2022

Waa maxay appka sweatcoin??
Sweat coin waa app maalmahaan social mediaha qabsaday oo dad badan ay aad u hadal hayaan
Appka ayaa maalmahaan aad looga isticmaalayay wadamada india china iyo wadamada carabta iyo soomaalida oo ayagane kusoo badanaya isticmaalkiisa Haddaba appkani ayaa ah app si sahlan lacag looga sameyn karo Shirkada soo saartay ayaa lacag badan ku maalgelisay si ey app-keeda dad badan oo dunida joogo u bartaan
Taas oo ka dhigeysa si sahlan in lacag looga sameeyo waa sax oo lacag waa laga sameyn karaa muuqaal aan uga hadlaayo ayaan kasoo wadaa
Hadii aad daneyneyso inaad tijaabiso kudhufo linkiga hoose oo lasoo deg

Check out this free app — It Pays to Walk 🚶https://sweatco.in/i/cfatahduule

06/08/2022

Action need always

Adres

Brussels
102

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Gelle Bashir nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen