Hadafkeena

Hadafkeena Hadafkenu waa warar sugan, si aad ugaarto hadafkaga kuxirnow Hadafkeena.

Xaalka Laascaano Saaka Wuu dagan Yahay..Faafaahin dheeri  𝙂π™ͺπ™Ÿπ™ž π™‡π™žπ™£π™ -π™œπ™– π™ƒπ™€π™€π™¨π™š ‡️
26/02/2023

Xaalka Laascaano Saaka Wuu dagan Yahay..

Faafaahin dheeri 𝙂π™ͺπ™Ÿπ™ž π™‡π™žπ™£π™ -π™œπ™– π™ƒπ™€π™€π™¨π™š ‡️

Hadafkeena waa warar xaqiiqda kusaleysan

Arooski qarniga
08/12/2022

Arooski qarniga

Nin u dhashay dalka Faransiiska ayaa u safray dalka Ivory Coast isagoo baadi goob ugu jira gabar xanaaneyn jirtay 38 san...
02/12/2022

Nin u dhashay dalka Faransiiska ayaa u safray dalka Ivory Coast isagoo baadi goob ugu jira gabar xanaaneyn jirtay 38 sano ka hor .

Farxaddiisa ayuu qarin kari waayay ka dib markii uu la kulmay islaantii waayeelka ahayd. Wuxuu siiyay 10 milyan oo Faran wuxuuna u qoondeeyay mushaar bishii.

Aabihii oo shaqada ka fariistay ayaa mar ka soo shaqeeyay Ivory Coast ka hor inta uusan ka tagin shaqadiisa oo u guurin Faransiiska.

Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajacuun waa geeri xanuun badan walal marxuum Abwaan Geesi  allaha kuu naxariistoXigasho abw...
29/11/2022

Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajacuun waa geeri xanuun badan walal marxuum Abwaan Geesi allaha kuu naxariisto

Xigasho abwaan hogol caafi

Cadaado Waxaa la xaqiijiyay dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamad Sheekh Cali Doodishe oo waxyeelo kasoo gaartay W...
27/11/2022

Cadaado Waxaa la xaqiijiyay dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamad Sheekh Cali Doodishe oo waxyeelo kasoo gaartay Weerar Caawa lagu qaaday Hotelka Villa Rose ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya inay dhaawacmen wasiiro kale

Dabaal dagyada furitaanka World Cup ayaa hada kasocda qaar kamid magalooyinka dalka Qatar.
19/11/2022

Dabaal dagyada furitaanka World Cup ayaa hada kasocda qaar kamid magalooyinka dalka Qatar.

Waxa beri si toos ah ubilawan doona World Cup kaas oo lagu qaban doono dalka Qatar. Laakin waxaa cajiib ah in Tartankas ...
19/11/2022

Waxa beri si toos ah ubilawan doona World Cup kaas oo lagu qaban doono dalka Qatar. Laakin waxaa cajiib ah in Tartankas lagu furi doono Ayadaha Quranka kariimka kaas oo aqrin doono Qaasim Al miftaaxi. Mashallah

Wa 8da garoon oo lagu ciyari doono World Cup ka aduunka ee dalka Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦.
16/11/2022

Wa 8da garoon oo lagu ciyari doono World Cup ka aduunka ee dalka Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦.

Russia πŸ‡·πŸ‡Ί waxay damacsantahy waala fahmi la yahay.
15/11/2022

Russia πŸ‡·πŸ‡Ί waxay damacsantahy waala fahmi la yahay.

Madaxweyne hasan oo markale usafray dalka Eritrea πŸ‡ͺπŸ‡·.
10/11/2022

Madaxweyne hasan oo markale usafray dalka Eritrea πŸ‡ͺπŸ‡·.

Madaxweyne Hasan ayaa khudbad kajeediyay shirka isbadalka cimalada ee masar kasocda.
08/11/2022

Madaxweyne Hasan ayaa khudbad kajeediyay shirka isbadalka cimalada ee masar kasocda.

War murtiyeedka wasaarada dinta.
06/11/2022

War murtiyeedka wasaarada dinta.

Adres

Mechelsesteenweg 14, Leuven
Leuven
3000

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hadafkeena nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen