Hayaanka Caanimadda

Hayaanka Caanimadda HAYAANKA CAANIMADDA: Waa Barnaamij Fursad Siinaayo Qof Walbo oo Sheeko Xiiso leh Noloshiisa soo Marta

09/06/2023

Taariikhda macallinkii Fanka Axmed Naaji Sacad oo ku geeriyooday magaalada London.

07/08/2023

Afhayeenka XJFS Farxaan Jimcaalle oo warbaahinta la wadaagay isku-shandheyn Golaha Wasiiradda uu ku sameeyay Ra’iisulwasaaraha XJFS Xamsa Cabdi Barre.

David De Gea oo ka tagay Manchester United ayaa diray farriintan.“Kaliya waxaan rabay inaan farriintan sagootinta ah u d...
07/08/2023

David De Gea oo ka tagay Manchester United ayaa diray farriintan.

“Kaliya waxaan rabay inaan farriintan sagootinta ah u diro dhammaan taageerayaasha Manchester United, waxaan jeclaan lahaa inaan muujiyo mahadnaq iyo qaddarin aan kala go’laheyn oo aan u haayo jaceylkii 12-kii sanno ee lasoo dhaafay.”

Manchester United waxa ay diyaar u tahay beddelka laacibkan inay u qaadato Onana.

Wasiirka Wasaaradda Amniga XJFS Maxamed Cali Doodishe oo Axmed Saciid Maxamed u magacaabay Agaasimaha KMG ee Hay’adda So...
07/08/2023

Wasiirka Wasaaradda Amniga XJFS Maxamed Cali Doodishe oo Axmed Saciid Maxamed u magacaabay Agaasimaha KMG ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo uu dhawaan iska casilay kaddib markii lagu eedeeyay masuqmaasuq Cabdul.

Address

Central Etobicoke, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaanka Caanimadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share