Cabdirisaaq Awrfuul

Cabdirisaaq Awrfuul Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdirisaaq Awrfuul, Social Media Agency, Downtown Toronto, ON.

Geedka iyo midhihiisa Maxaa looga yaqaan deegaankaga
09/19/2026

Geedka iyo midhihiisa Maxaa looga yaqaan deegaankaga

09/19/2026

Aqoonyahan Xanaan oo inoo fasiraysa xigmada ku jirta ama ay ka dhaheen aqoonyahanada kale kuwa leh garashada sare waxna bartay waxna baadhay iyo ku leh garashada hoose oo nooca jiirka haanta kuwaynaday ah ee aan gu mooyee garaad u kordhin

waana kuwa eebbe h**e inoogu sheegay
. ۗ قُلْ هَلْ يَسْتَوِي الَّذِينَ يَعْلَمُونَ وَالَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ ۗ إِنَّمَا يَتَذَكَّرُ أُولُو الْأَلْبَابِ

09/18/2026

Hadii aad jeceshay in Dadka Soomaaliyeed noqdaan sida carabta oo kale dhaqan ahaan muuqalkani waa kaagii ka faaiidayso

09/18/2026

Maxaad Kala socotaa In Silsilada buuraha Golis laga helay Ahraam ka facayn ta imika masar ku taala waxa xogtan soo helay Kana waramaya Dagalbaadhee Isxaaq Yuusuf Ishaq Yusuf

09/18/2026

Q-2aad Aqoonyahan Xanaan oo waxbadan. Fahansiisay dadka somalida kuwaas oo ku saabsan Dagalka Yemen 🇾🇪 dhexdeeda iyo waxa kaga aadan somalida iyo Yemen tu waxa ay ka Aamin San yihiin somalida

09/17/2026

Maxaad ka ogtahay ama ka taqaana waxa ay wadaagan Faraaciintii H**e iyo Soomaalidu waa Tabintii Aqoonyahan Xamda

09/17/2026

Q-1aad Aqoonyahan Xanaan oo waxbadan. Fahansiisay dadka somalida kuwaas oo ku saabsan Dagalka Yemen 🇾🇪 dhexdeeda iyo waxa kaga aadan somalida iyo Yemen tu waxa ay ka Aamin San yihiin somalida

09/16/2026

Ma rumaysan kartaa indhulkeena ku yaal goob cadayn u ah Riyadii Nabi Yuusuf Cs Aabbihii Yacquub iyo Hooyadii iyo wallaaldii oo aha 11

إِذْ قَالَ يُوسُفُ لِأَبِيهِ يَا أَبَتِ إِنِّي رَأَيْتُ أَحَدَ عَشَرَ كَوْكَبًا وَالشَّمْسَ وَالْقَمَرَ رَأَيْتُهُمْ لِي سَاجِدِينَ

09/16/2026

maxaadka taqaana boqoradii h**e ee Gayiga Soomaalida soo Mara? waxa inoo tabinaya Cabdilaahi muuse Kalgacal

Xidhidhka reer punt Somalida iyo Reer Kemet Faraacida
09/15/2026

Xidhidhka reer punt Somalida iyo Reer Kemet Faraacida

Address

Downtown Toronto, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirisaaq Awrfuul posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share