Heersare b) Qiimaynta Mashaariicda iyo Fursadaha Maalgashiga. c) Qiimaynta Waxqabadka Shirkadda. f) Baarida ama Qiyaasida Heerka Qanacsanaanta Macaamiilka.

Adeegyada ay Bixiso Shirkadda (Heersare)
1-La Talinta Hal Abuurka Mashaariic Ganacsi.
2-La Talinta Magaca iyo Loogo Ku Habboon Shirkadda.
3-Diyaarinta Daraasad Suuq-geyneed iyo Qiimaynta Waxqabadka Shirkadda.
4-La Talinta Social Media (Baraha Bulshada). Waa Maxay Adeegyada iyo La Talinta ay Bixiso Shirkadda Heersare?!.
1- La Talinta Bilaabida Mashaariic Ganacsi Ee Guulaysata … Way Ka Sahlan Tahay Sidaad Malayn Karto ama Aad Moodi Karto.
2- La Talinta Bixinta ama Doorashada Magaca Ku Habboon Shirkadda.
3- La Talinta Adeegyada Suuq-geynta; Sida :
a) Diyaarinta Daraasad Suuq-geyneed iyo Maaliyadeed Ee Shirkadda. d) Diyaarinta Daraasado iyo Cilmi-baaris Lagu Sameeyo Suuqa iyo Macaamiisha. e) Diyaarinta Daraasad Lagu Sameeyo Shirkadaha Kale Ee Suuqa Kuugu La Jira Meelaha Ay Ku Wanaagsan Yihiin iyo Meelaha Ay Ku Liitaan. g) Sameenta Qorshayaal Lagu Horumarinaayo Shaqada Shirkadda. h) Tababarida, Hormarinta Shaqaale Aqoon Durugsan Leh. i) Hormarinta, Kobcinta iyo La Socoshada Dhaqdhqaaqa E-MARKETING. j) Diyaarinta Ra`yi uruurin Waafi iyo Wax Ku ool ah.
4- Talinta Maamulka iyo Maaliyaada Shirkadda.
5- La Talinta Dib u eegis Maaliyadeeda iyo Xisaab Xir ama Xisaab Hubin.
6- La Talinta Wax Wax Waliba oo Khuseeya Social Media (Baraha Bulshada) & Social Network Shabakdaha Bulshada.
7- Isku Xirka Ganacsadaha iyo Warshadaha ama Shirkadaha.

Adresse

Lebel-sur-Quévillon, QC

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Heersare publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Heersare:

Raccourcis

Partager