Daauus TV

Daauus TV Warbaahin ku howlgasha xaqiiqa sugan kuna hadasha Afka shacabka!

Isku caana shubka ka socda Beydhabo ee lagu sheegay doorasho
06/06/2026

Isku caana shubka ka socda Beydhabo ee lagu sheegay doorasho

Update: Beesha Caalamka ayaa Xasan Sheekh ku wargalisay inuu la yimaado doorasho lagu soo gaba-gabeeyo 90maalin gudahood...
06/05/2026

Update: Beesha Caalamka ayaa Xasan Sheekh ku wargalisay inuu la yimaado doorasho lagu soo gaba-gabeeyo 90maalin gudahood taasi oo noqoneysa mid xal degdeg ah loogu raadinayo deganaashaha guud ee dalka.

Deg Deg: Wafuud ka socota wadamada Turkiga, Mareykanka & Ingariiska oo soo gaaray guriga Madaxweyne H**e Shariif.Kulanka...
06/05/2026

Deg Deg: Wafuud ka socota wadamada Turkiga, Mareykanka & Ingariiska oo soo gaaray guriga Madaxweyne H**e Shariif.

Kulankaan ayaan sidda aan xogaha ku helnay hordhac u ah kulamo Beesha caalamka ay dhawaan iskugu keeni doonto garabyada mucaaradka & Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Sheekh.

Taliyaha xoogga dalka ayaa kahor imaaday been abuur la rabay in laga sameeyo Madaxweyne h**e Sheekh Shariif.Macalin Mahd...
06/05/2026

Taliyaha xoogga dalka ayaa kahor imaaday been abuur la rabay in laga sameeyo Madaxweyne h**e Sheekh Shariif.

Macalin Mahdi oo hub ay leedahay dowladda usoo siday saldhiga cabdicasiis si looga dhigo hub Shariif lahaa oo laga qabsaday ayaa waxaa arinkaas si adag uga hor imaaday Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo howsha nabadeynta ee Shariif mirinaayo uga soo baxay kaalin weyn kulahaa.

Kulankii warbaahinta uu Macalin Mahdi ugu wacay galabta ayaana sidaas fashil ugu soo dhamaaday.

06/05/2026

"RW h**e Xasan Cali Kheyre oo booqasho ugu tagay Madaxweyne Shariif."

06/05/2026

"Siyaasiyiinta Beesha Habar-gidir oo booqasho ugu tagay hoyga uu dagan yahay Madaxweyne Shariif."

06/05/2026

"Sheekh Shariif oo dib ugu laabtay gurigiisa kadib 3maalin uu iska caabin kaga jiray Maleeshiyaadkii uu soo dirsaday Madaxweyne h**e Xasan shiikh."

Taliyaha ciidanka xoogga dalka in wiilal yar ay jidka u istaagaan kuna amraan inuusan dhaqaaqi karin waa arin yaab leh o...
06/05/2026

Taliyaha ciidanka xoogga dalka in wiilal yar ay jidka u istaagaan kuna amraan inuusan dhaqaaqi karin waa arin yaab leh oo ka dhacday Muqdisho maanta.

Agaasime Mahad Salaad maxay tahay sababta uu Madaxweynihii h**e dalka, Taliyaha xoogga dalka & Guddoomiyaha maxkamada qalabka sidda jidka ugu galay una heestay in kabadan labo saacadood?

Mareykanka & Turkiga waxaa ay ka hor tageen qorshe halis ah oo la doonaye in lagu dhibaateeyo Madaxweyne H**e Shariif & ...
06/05/2026

Mareykanka & Turkiga waxaa ay ka hor tageen qorshe halis ah oo la doonaye in lagu dhibaateeyo Madaxweyne H**e Shariif & ciidankiisa oo jidka loo galay.

Ugu danbeyn hadda waxaa ay si nabad ah ku gaareen halkii ay kusii jeedeen.

Mahad Salaad waxaa uu halis galiye nafta Madaxweynihii h**e ee dalka kadib in ka badan 2 saac uu jidka ku heestay Madaxw...
06/05/2026

Mahad Salaad waxaa uu halis galiye nafta Madaxweynihii h**e ee dalka kadib in ka badan 2 saac uu jidka ku heestay Madaxweynaha & kolanyadii waday.

Address

55-3099 Uplands Drive
Ottawa, ON
K1V9T6

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daauus TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daauus TV:

Share